{"id":53570,"date":"2019-02-18T19:42:25","date_gmt":"2019-02-18T16:42:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53570"},"modified":"2019-02-18T19:43:08","modified_gmt":"2019-02-18T16:43:08","slug":"khilaafka-soomaaliya-iyo-kenya-oo-dawladda-kenya-ku-xirtey-sadex-qodob-si-looga-gudbo-muranka-xuduudka-badda-ee-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/khilaafka-soomaaliya-iyo-kenya-oo-dawladda-kenya-ku-xirtey-sadex-qodob-si-looga-gudbo-muranka-xuduudka-badda-ee-labada-dal\/","title":{"rendered":"Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya oo Dawladda Kenya Ku Xirtey Sadex Qodob Si Looga Gudbo Muranka Xuduudka Badda ee Labada Dal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/kenya-muran-badeed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53572\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/kenya-muran-badeed-300x187.jpg\" alt=\"\" width=\"898\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/kenya-muran-badeed-300x187.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/kenya-muran-badeed.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 898px) 100vw, 898px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenaya ayaa lagu waramayaa in ilaa saddex qodob ku xirtay marka hore in ay dowladda Soomaaliya fuliso si xal looga gaaro khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Qodobka Koowaad<\/strong>\u00a0: &#8211; Ayeey Kenya ku sheegtay in dowladda Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan uga saarto qariirada qeybaha xudduud baddeedkeeda ka mid ah ee lagu soo bandhiga shirkii 7dii Feberaayo ka dhacay magaalada London ee lagu soo bandhigay sahminta shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Qodobka Labaad<\/strong>\u00a0:- Ayaa isna ah in dowladda Soomaaliya ku war-galiso dhamaanba shirkaddaha ku howlan baayicida xirmooyinka la soo bandhigay in Soomaaliya dhulkaasi laheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Qodobka Saddexaad<\/strong>\u00a0:- Ayaa ah in dowladda Kenya ka dooneyso Soomaaliya in wada xaajood ka galaan arinta ku saabsan muranka xudduud baddeedka ee u dhaxeeya labada dowladdood iyada oo meel leyska dhigayo dacwadda hadda hortaala maxkamadda cadaallada\u00a0 dunida ee ICJ.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya ayaa ka dooneyso Soomaaliya in ay fuliso dhamaaba sharuudahan ku xiran wada hadal lagu dhameeyo khilaafka jira, kaddib markii maalintii shalay dowladda Soomaaliya dhankeeda si taxadar leh uga hadashay muranka soo cusboonaday ee kala dhaxeeya Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoddobka ku saabsan in wada hadal laga galo arintan badda iyada oo laga talaabayo maxkamada ICJ, ayaa u muuqda mid adag, madaama marar badan oo hore dowladda Soomaaliya ku celcelisay in ay ku qanci doonto go\u2019aanka ka soo baxa maxkamadda wixii intaa ka horeeyana aan laga wada hadli karin khilaafka arintan ku saabsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya waxaa ay sheegtay in marnaba aysan qandaraas ku bixin xidhmooyin dhuleed, qorshahana ugu jirin in ay ku bixiso wax xidhmooyin gaaska ah oo ku yaalla degaanka lagu muransan yahay ilaa inta maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ay go\u2019aan ka gaareyso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sabtidii ayuu murankan soo baxay, markii Kenya ay go\u2019aansatay in ay xiriirka diploimaasiyadeed u jarto Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenaya ayaa lagu waramayaa in ilaa saddex qodob ku xirtay marka hore in ay dowladda Soomaaliya fuliso si xal looga gaaro khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhax-galay. Qodobka Koowaad\u00a0: &#8211; Ayeey Kenya ku sheegtay in dowladda Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan uga saarto qariirada qeybaha xudduud baddeedkeeda ka mid ah ee lagu soo bandhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53570"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53574,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53570\/revisions\/53574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}