{"id":53413,"date":"2019-02-10T23:28:07","date_gmt":"2019-02-10T20:28:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53413"},"modified":"2019-02-10T23:35:19","modified_gmt":"2019-02-10T20:35:19","slug":"muslimiinta-shiinaha-xeryo-lagu-hayo-oo-shiinaha-laga-dalbadey-in-uu-xiro-gabi-ahaanba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/muslimiinta-shiinaha-xeryo-lagu-hayo-oo-shiinaha-laga-dalbadey-in-uu-xiro-gabi-ahaanba\/","title":{"rendered":"Muslimiinta Shiinaha Xeryo Lagu Hayo oo Shiinaha Laga Dalbadey In uu Xiro Gabi ahaanba."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay\u00a0 ceeb ku tahay xagga bini aadanimada.<\/p>\n<p>Hadal uu maalinimadii shalay baahiyay Afhayeen u hadlay Wasaaaradda\u00a0 Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hami Aksoy ayaa lagu sheegay in si aan sharci aheyn xerooyin gaar ah loogu hayo dad ka badan Malyan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda Turkiga waxa ay\u00a0 ku baaqeen in Shiinaha ay joojiyaan jirdilka iyo xasuuqa dadka muslimiinta ah, isla markaana xiraan xerooyinka lagu hayo dadka laga tiro badan yahay ee Wiguuru.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muslimiinta Wiguuru waxaa la tilmaamay in ay soo wajaheen ama ay heystaan cadaadis la mid ah\u00a0 kan ka jira Galbeedka dalka Shinaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Turkiga\u00a0 Recep Tayyip Erdogan ayaa goor hore ku eedeeyay Shiinaha in ay dadka Wiguuru ku hayaan xasuuq, inkasta oo uu weli jiro xiriir ka dhexeeya labadaasi dal oo khuseeya shaqaalaha iyo xagga siyaasadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gobolka Xinjiang waxa uu hooy u yahay dad gaaraya 10-milyan oo muslimiin ah, kuwaas oo ka dhigan 45% dadka halkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53414\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/shiinaha.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay\u00a0 ceeb ku tahay xagga bini aadanimada. Hadal uu maalinimadii shalay baahiyay Afhayeen u hadlay Wasaaaradda\u00a0 Arrimaha Dibadda ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hami Aksoy ayaa lagu sheegay in si aan sharci aheyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53413"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53416,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53413\/revisions\/53416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}