{"id":53368,"date":"2019-02-08T21:22:36","date_gmt":"2019-02-08T18:22:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53368"},"modified":"2019-02-08T21:23:13","modified_gmt":"2019-02-08T18:23:13","slug":"m-weynemaxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-sheegay-in-darajada-ciidamada-loo-bixiyo-siyaabo-qaladan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/m-weynemaxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-sheegay-in-darajada-ciidamada-loo-bixiyo-siyaabo-qaladan\/","title":{"rendered":"M\/weyneMaxamed C\/llaahi Farmaajo oo Sheegay in Darajada Ciidamada Loo Bixiyo Siyaabo Qaladan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/farmajo22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53369\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/farmajo22-300x227.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"635\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/farmajo22-300x227.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/farmajo22.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay dariiqa loo maro darrajo bixinta ciidamada iyo dalacsiinta saraakiisha, ayaa sheegay in marmarka qaar si qalad ah arintaan ku dhacdo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in bixinta darrajooyinka la siyaasadeeyo iyada oo laga faa\u2019ideysanayo ayuu yiri culeysyada siyaasadeed ee dalka ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaad dhacda in qof uu ku helo garaado qaab siyaasadeed, nin shalay ahaa xidigle oo Xildhibaan fir-fircoon leh, Xildhibaankii firfircoonaa damcay inuu ka faa\u2019ideysto xaalada siyaasadeed iyo khilaafaadka jirta\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin waxa uu sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay arintaa meel iska saartay kuna wargalisay sida uu hadalka u dhigay siyaasiyiinta iyo xildhibaannada intaba in aysan u keeni karin Askar ay doonayaan in la dalacsiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in mar marka qaar saraakiisha iyo taliyayaasha ciidamadu arkaan in Askari shalay ay xukumayeen laga sareysiiyo iyada oo loo marayo arrimo siyaasadeed, taasoo xitaa keeni karto in aan la kala amar qaadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse dhinaca kale marka la eego madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay darrajada Sareeye Guutto u dalacsiiyay Zakiya Xusseen Odawaa oo ah taliye ku-xigeenka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo Odawaa Yuusuf Raage oo hadda ah abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana markii ay soo baxday dalacsiintaa iyo magacaabista xilalkaa calculus uu madaxweynuhu kala kulmay dhaleeceen xoog leh, madaama darrajada uu madaxweyuhu bixiyay iyo da\u2019da labadan sarkaal aad u kala weyn yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay dariiqa loo maro darrajo bixinta ciidamada iyo dalacsiinta saraakiisha, ayaa sheegay in marmarka qaar si qalad ah arintaan ku dhacdo. Madaxweynaha ayaa sheegay in bixinta darrajooyinka la siyaasadeeyo iyada oo laga faa\u2019ideysanayo ayuu yiri culeysyada siyaasadeed ee dalka ka jira. \u201cWaxaad dhacda in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53368"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53371,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53368\/revisions\/53371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}