{"id":5335,"date":"2012-03-28T15:09:30","date_gmt":"2012-03-28T15:09:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5335"},"modified":"2012-03-28T15:09:30","modified_gmt":"2012-03-28T15:09:30","slug":"dilal-kala-duwan-oo-xalay-degmada-shibis-ka-dhacay-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-sheegatay-dilalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/dilal-kala-duwan-oo-xalay-degmada-shibis-ka-dhacay-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-sheegatay-dilalkaasi\/","title":{"rendered":"Dilal Kala Duwan Oo Xalay Degmada Shibis Ka Dhacay Iyo Xarakada Al-shabaab Oo Sheegatay Dilalkaasi"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Xalay fiidkii degmada Shibis ee muqdisho waxaa lagu dilay 2 Nin waxaana lagu kala magacaabi jiray <strong>Yaasiin Cirideey iyo Muxeydiin Wehliye Cageey<\/strong>.<\/p>\n<p><strong>Sheekh Max\u2019med Xasan Cumar Abuu Cabdi Raxmaan<\/strong> Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ee Xarakada Al-shabaab oo shir Jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in howlgalada ka dhanka ah PS-ta Kuwa Uu Ku Sheegay Laakiin Ay Dowlada Soomaaliya U Taqaano Hay\u2019adda Nabad Sugida Qaranka ay Muqdisho ka wadaan XArakada al-shabaab ayna sii socan doonaan Sida Uu Sheegay Sheekh Max\u2019med Xasan Cumar Abuu Cabdi Raxmaan<\/p>\n<p>Xaalufintaani ba\u2019an oo lagu hayo kooxaha La Sheegayo In Ay Gacan Saar La Leeyihiin Dowlada TFG-da Soomaaliya Iyadoona ay Habeenkii Xalay Ahaa Degmada Shipis Dilal Kala Duwan Loogu Geestay Rag La Sheegay In Ay Ka Tirsanyihiin Hey\u2019adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaiya<br \/>\nRagaani La Sheegay In Ay Ku Hubeysanaayeen Biskoolado oo larumeysanyahay in ay taabacsanyihiin Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Habeenkii Xalay Ahaa gudaha Degmada Shipis ku dilay 2 Nin oo ahaa kuwa Gacansaar la leh Dowlada Soomaaliya<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Xalay fiidkii degmada Shibis ee muqdisho waxaa lagu dilay 2 Nin waxaana lagu kala magacaabi jiray Yaasiin Cirideey iyo Muxeydiin Wehliye Cageey. Sheekh Max\u2019med Xasan Cumar Abuu Cabdi Raxmaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ee Xarakada Al-shabaab oo shir Jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in howlgalada ka dhanka ah PS-ta Kuwa Uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5335","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5338,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5335\/revisions\/5338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}