{"id":53332,"date":"2019-02-07T05:18:59","date_gmt":"2019-02-07T02:18:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53332"},"modified":"2019-02-07T05:20:04","modified_gmt":"2019-02-07T02:20:04","slug":"iskuul-dugsi-sare-ah-oo-wasiirka-waxbarashada-hiddaha-iyo-tacliinta-sare-c-llaahi-godax-barre-uu-dhagax-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/iskuul-dugsi-sare-ah-oo-wasiirka-waxbarashada-hiddaha-iyo-tacliinta-sare-c-llaahi-godax-barre-uu-dhagax-dhigay\/","title":{"rendered":"Iskuul Dugsi Sare ah oo Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare C\/llaahi Godax Barre uu Dhagax Dhigay"},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhagax-dhig-godax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53334\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhagax-dhig-godax-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"869\" height=\"652\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhagax-dhig-godax-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhagax-dhig-godax.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 869px) 100vw, 869px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Wasiirka waxabasrashada Xukuumadda Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barte ayaa maanta dagmada Hol-wadaag ee gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag.<\/div>\n<p>Sidoo kale wasiirka Waxbarashada mudane Cabdulahi Goodax Barre\u00a0 ayaa ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay\u00a0 iskuulladda hoose dhexe\u00a0 ee howlwadaag iyo Xassan\u00a0 Qariidi, waxana ku wehlinaya wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Calaamiga ah ee Soomaaliya, Amb Jamaal Maxamed Xasan, madaxa midowga yurub pinji Gardiyola ,madax ka socotay hay,adda Adra iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay<\/p>\n<p>Wasiirka qorsheynta xukuumadda Soomaaliya jamaal Maxamed Xasan oo munaasabadda ka hadlay ayaa shegay in XFS,ay mar walba diyaar u tahay horumarinta waxbarashada dalka iyo in dib loo soo celiyo dugsiyadii burburka uu soo gaaray.<\/p>\n<p>Madaxa midowga Yurub\u00a0 Pinji Gardiyola ayaa sheegay in ay qeyb ay ka qaadan doonaan horumarinta waxbarashada Soomaaliya waxana u mahad celiyaya xukumadda Soomaaliya oo uu shegay in ay ku dadaashay kor u qaadista waxbarshada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashda Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayaa shegay in ahmiyada koobaad la siinayo horumarinta waxbarshada dalka islamarkana loo baahan yahay in lasoo saaro macalimiin tayo leh si ardayda Soomaaliyeed ay heer u gaaraan .<\/p>\n<p>\u201cSida aad ka war qabtaan maanta waxa aan isugu nimid in aan u dabaal dagno dayactirka labada iskuul sidoo kale muhiimad gaar ah bey noo leedahay dhagax dhiga\u00a0 dugsi sare oo ay yeelato dagmada Howlwadaag\u00a0 sida aan ognahay ardayda inta badan waxa ay aadan dagmooyin kale si ay u helaan dugsi sare\u00a0 maanta waxaad nasiib u yeelateen hadii aad tihiin dagmada holwadaag in aad heshaan dugsi sare\u201dayuu yiri wasiirka waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n<div>Wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta in gacanta dowladda dib loogu soo celiyo iskuuladii dowladda islamarkana kor loo qaado aqoonta macalimiinta iyo tayeynta waxbarashada.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxabasrashada Xukuumadda Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barte ayaa maanta dagmada Hol-wadaag ee gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag. Sidoo kale wasiirka Waxbarashada mudane Cabdulahi Goodax Barre\u00a0 ayaa ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay\u00a0 iskuulladda hoose dhexe\u00a0 ee howlwadaag iyo Xassan\u00a0 Qariidi, waxana ku wehlinaya wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53332\/revisions\/53335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}