{"id":53309,"date":"2019-02-07T01:43:17","date_gmt":"2019-02-06T22:43:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53309"},"modified":"2019-02-07T01:43:17","modified_gmt":"2019-02-06T22:43:17","slug":"xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobey-oo-sheegay-in-uu-wakiil-cusub-u-magacaabayo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobey-oo-sheegay-in-uu-wakiil-cusub-u-magacaabayo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Sheegay in uu Wakiil Cusub u Magacaabayo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/guters.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53310\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/guters-300x180.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/guters-300x180.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/guters.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 853px) 100vw, 853px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Dowladda Soomaaliya ayaa 01dii bishii Janaayo ee sanadkan u sheegtay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Haysom in uu isaga baxo dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Qarannimada iyo madax-bannaanida guud ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey\u00a0<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">Antonio Guterres\u00a0<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">oo ay VOA la hadashay ayaa isaga oo ka jawaabayay xiriirka waqtigan u dhaxeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey, ayaa sheegay in dhawaan uu halkaa u diray sida uu hadalka u dhigay ku-xigeenkiisa arimaha siyaasada oo kulamo kala duwan la qaadatay mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dalka Soomaaliya sida madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u2018\u2019Maalmo kooban ayeey joogeen Muqdisho wafdiga ka socday Qaramada Midoobey, waxaa dhacay wada hadallo dhax-gal ah oo arrimo badan leyskula eegay, dhawaan ayaanan magacaabi doonnaa wakiilka cusub ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya\u2019\u2019 ayuu yiri Antonio Guterres<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wuxuu sheegay in wakiilka cusub uu baal bog cusub u furi doono xiriirka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey, isaga oo intaa ku daray in waxa kaliya oo ay doonayaan tahay Soomaaliya oo ka taqlustay dhibaatooyinka iyo xaaladaha adag oo ay la tacaaleyso.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\u2018\u2019Waxaa jira hormarro badan oo ay Soomaaliya ku talaabsatay, waxaana ka tilmaami karnaa xaaladaha dhinaca dhaqaalaha, hormar wanaagsan ayaa dhankaa laga sameeyay, waxaanan rajeynayaa in ay tani xaliso mashkaladaha ka taagan dhinaca deynta\u2019\u2019 ayuu yiri xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Hadalka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa imanaya xili dhawaan magaalada Muqdisho socdaal ku soo gaareen wafdi heer sare ah oo ka socda xafiiska siyaasada Qaramada Midoobey oo kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53284\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-53285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa 01dii bishii Janaayo ee sanadkan u sheegtay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Haysom in uu isaga baxo dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Qarannimada iyo madax-bannaanida guud ee Soomaaliya. Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey\u00a0Antonio Guterres\u00a0\u00a0oo ay VOA la hadashay ayaa isaga oo ka jawaabayay xiriirka waqtigan u dhaxeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53311,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53309\/revisions\/53311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}