{"id":5330,"date":"2012-03-28T15:06:29","date_gmt":"2012-03-28T15:06:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5330"},"modified":"2012-03-28T15:06:29","modified_gmt":"2012-03-28T15:06:29","slug":"madaxweye-shariif-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-ka-duulay-muqdisho-gaarayna-baqdaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/madaxweye-shariif-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-ka-duulay-muqdisho-gaarayna-baqdaad\/","title":{"rendered":"Madaxweye Shariif Iyo Wufuud Uu Horkacayo Oo Ka Duulay Muqdisho Gaarayna Baqdaad"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Wefdi balaaran oo uu horkacayo madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wefidiga madaxweyne Shifiir oo ay ku jiraan xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa ku wajahan caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa ah sidii ay uga qayb geli lahaayeen shir berri Baqdaad ka furmi doona Kaa Oo Loogaga HAdli Doono Arimaha Soomaaliya .<\/p>\n<p>Shirkaas oo ah mid balaaran waxaa isugu imaanayaan dhamaan madaxda wadamada xubnaha ka ah ururka Jaamcadda Carabta.<\/p>\n<p>Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee sanadkan ayaa ajendaha ugu weyn ee lagu gorfeynayaa uu yahay sidii laga yeeli lahaa rabshadaha ka aloosan dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale shirkaas lagu soo qaadayaa arimaha Soomaaliya iyadoo ajendaha 3-aad ee shirkunu uu yahay xal u helidda dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya iyo taageeridda Dowlada TFG-da Soomaaliya .<\/p>\n<p>Safarka madaxweynaha ayaa imaanaya xilli labo beri kahor uu magaalada Gaalkacayo kaga qayb galay shir ay isugu yimaadeen saxiixayaasha go\u2019aamadii kasoo baxay shirarkii Garowe-1 iyo Garoowe-2 Kaa Oo Ka Soo Baxay Qodobo Aad Muhiim U Ahaa.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Wefdi balaaran oo uu horkacayo madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Wefidiga madaxweyne Shifiir oo ay ku jiraan xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa ku wajahan caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad. Ujeedada socdaalka madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa ah sidii ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5330","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5330"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5330\/revisions\/5337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}