{"id":5329,"date":"2012-03-28T15:05:56","date_gmt":"2012-03-28T15:05:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5329"},"modified":"2012-03-28T15:05:56","modified_gmt":"2012-03-28T15:05:56","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-iyo-wufuud-uu-hogaaminayo-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/ra%e2%80%99iisul-wazaare-gaas-iyo-wufuud-uu-hogaaminayo-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaare Gaas Iyo Wufuud Uu Hogaaminayo Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda TFG-da ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow ka Soo Dagay \u00a0garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Isagoo KA Soo Duulay Gegada Diyaaradaha \u00a0Cabdilaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo.<\/p>\n<p>Madaxdaasi oo beryihii u danbeeyey magaalada Gaalkacyao ku sugnaa waxaa horkacayey Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaare Gaas iyo wefdigiisu waxay qayb ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin tira badan oo uu hormuud u ahaa madaxweynaha dalka kuwaas oo labo beri kahor Gaalkacayo Ku Sugnaa.<\/p>\n<p>C\/wali Gaas Ayaa Sidoo\u00a0 Kale \u00a0wuxuu kamid ahaa mas\u2019uuliyiintii ka qayb galay aaskii qaran ee magaalada Gaalkacayo loogu sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdilaahi Yuusuf Axmed Oo Maalmo Ka Hor Ku Geeriyooday Dalka Dibadiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shiriif oo isna kamid ahaa mas\u2019uuliyiintii shirkaas ka qayb galay ayaa shalay magaalada Gaalkacayo ka dhoofay dibna ugu laabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee ammaanka magaalada Gaalkacayo ayaa beryihii u danbeeyey ahaa mid si aad ah loo adkeeyey waxaana weli ku sugan madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Oo Isna Lagu Wado in Uu Saacadaha Soo Socdo Ka Ambaboxo<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda TFG-da ah ee Soomaaliya ayaa goor dhow ka Soo Dagay \u00a0garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Isagoo KA Soo Duulay Gegada Diyaaradaha \u00a0Cabdilaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacayo. Madaxdaasi oo beryihii u danbeeyey magaalada Gaalkacyao ku sugnaa waxaa horkacayey Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5329","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5329\/revisions\/5333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}