{"id":53268,"date":"2019-02-04T20:28:52","date_gmt":"2019-02-04T17:28:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53268"},"modified":"2019-02-04T20:32:46","modified_gmt":"2019-02-04T17:32:46","slug":"dhaqaatiir-ajnebi-ah-oo-hawlgalo-caafimaad-ka-fulinaya-deegaano-ay-maamusho-xukuumadda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/dhaqaatiir-ajnebi-ah-oo-hawlgalo-caafimaad-ka-fulinaya-deegaano-ay-maamusho-xukuumadda-somaliland\/","title":{"rendered":"Dhaqaatiir Ajnebi ah oo Hawlgalo Caafimaad ka Fulinaya Deegaano ay Maamusho Xukuumadda Somaliland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhaqaatiir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53269\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhaqaatiir-300x128.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhaqaatiir-300x128.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dhaqaatiir.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa xaflad daahfur ah u sameeyey dhakhaatiir ajanabi ah oo hawlgal caafimaad ka bilaabi doonna miyiga fog ee Somaliland, kuwaas oo sita qalabkii lagu fulin lahaa qaliinadda oo gaadiid waaweyn ku rikiban.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019addan mashruucan qaliinka ka fulinaya dhulka miyiga ah ayaa la yidhaahda Mission to Heal, waxaanay gargaar caafimaad ka soo sameeyey dalal badan oo Afrika ka mid ah, waxaanay markii ugu horeysay ka samaynayaan qaliimo goobaha miyiga ah ee aanay ka jirin cisbitaalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxay noqotay Somaliland meeshii ugu horeysay ee diyaar u noqota ee soo dhoweysa oo min lawyo cado ila Hargeysa soo soo dhoweeyey\u201dayey tidhi Dr;Edna Aadan oo ka mid ah dhakhaatiirta Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Naasir Cumar Jaamac oo isna mashruucan ka hadlayey waxa uu yidhi \u201c waxaanu cisbitaalka weyn ee Hargeysa ku daah fureyna hawlgal caafimaad oo aad u balaadhan oo ay waddo hay\u2019adda Mission to Heal oo dadka buga loogu gargaarayo, waxaana inala jooga aasaasihii hay\u2019adaasi, waxaanay hay\u2019adani doonaysaa in in dadka xanuunsanaya ee gaadhi kari waayey goobihii caafimaadka inay adeegii caafimaad oo soconaya ay gurigiisa ugu geeyaan bukaanka\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa shacabka iyo xukuumaddii soo dhoweeyey hawlgalkan caafimaad ee dadka ugu gargaarayaa masuul u hadlay hay\u2019ada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin joogi taanka iyo inay shaqo ka bilaabaan Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa xaflad daahfur ah u sameeyey dhakhaatiir ajanabi ah oo hawlgal caafimaad ka bilaabi doonna miyiga fog ee Somaliland, kuwaas oo sita qalabkii lagu fulin lahaa qaliinadda oo gaadiid waaweyn ku rikiban. Hay\u2019addan mashruucan qaliinka ka fulinaya dhulka miyiga ah ayaa la yidhaahda Mission to Heal, waxaanay gargaar caafimaad ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53271,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53268\/revisions\/53271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}