{"id":53249,"date":"2019-02-04T03:38:40","date_gmt":"2019-02-04T00:38:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53249"},"modified":"2019-02-04T03:40:22","modified_gmt":"2019-02-04T00:40:22","slug":"wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegay-waxyaabihii-ay-kawada-hadleen-madaxda-soomaaliya-iyo-dawladda-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/wasiirka-arrimaha-debedda-soomaaliya-oo-sheegay-waxyaabihii-ay-kawada-hadleen-madaxda-soomaaliya-iyo-dawladda-kenya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya oo Sheegay Waxyaabihii ay Kawada Hadleen Madaxda Soomaaliya iyo Dawladda Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/cawad-wasir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53250\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/cawad-wasir-300x154.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/cawad-wasir-300x154.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/cawad-wasir.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Hiiraan Online uga waramay kulamo maalmihii ugu danbeeyayba u socday mas\u2019uuliyiin ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka Cawad oo kulan kula yeeshay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya dhiggiisa dalka Kenya , ayaa sheegay in kulamada dhinac muhiim ahaayeen iskaashiga, Socdaalka, Ganacsiga, Amniga iyo guud ahaanba xiriirka labada dowladdood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa Hiiraan Online u sheegay in ilaa 13 Wasaarraddood iyo Guddiyo kala kala socday Laamaha Amniga, xafiiska madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha oo kulamadan qeyb ka ahaa ka wada hadlleen qodobo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen :<\/p>\n<p align=\"justify\">waxayaalahii laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa sidii\u00a0 muwaadintiinta Soomaaliyeed ay Visa la\u2019aan ugu soo gali lahayeen dalka Kenya oo muhiim u ah dadka Soomaaliyeed,tana waa mid ay codsadeen dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">In Khaadka oo ah ganacsiga ugu ballaaran oo dowladda Kenya ay u dhoofiso ama iibgeyso Soomaaliya, taa badalkeeda Soomaalidu dhaafsadaan badeecooyin ay ka mid yihiin Kaluunka iyo Kheyraadka dhulka ka soo baxa oo loo soo dhoofinayo dalka Kenya si ayuu yiri fursad ugu noqoto ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca Amniga ayuu sheegay in leysla soo qaaday dagaalka ka dhanka Argagixisada (Al-shabaab) iyo iskaashiga laga sameeyo sugida guud ahaanba Amniga labada Dal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Cawad ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Kenya ka wada hadleen dhibaatadii loo geystay xarumaha shirkadda Hormuud oo ay kala hadleen dowladda in mar kale dib u soo laaban weerarrada noocaa oo kale ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhaman qodobadan ayaa laga wada hadlay oo kaliya iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii mar Warbaahinta Qaarkeed wax ka weydiisay in kulamadaa leyskula soo qaaday arrinta badda iyo in kale oo siweyn loo baahan baraha bulshada ayuu Wasiirku si kulul uga jawaabay, arintaa ay hor taalo maxkamad. Sidaa daraadeed aysan jirin sabab looga wada hadlo, madaama mar horeba dowladda Soomaaliya cadeysay mowqifkeeda arintaa ku aadan oo ah in lagu qanco go\u2019aanka maxkamadu arintan ka qaadato oo labada dowladoodba ay hor geeyeen dacwaddooda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Hiiraan Online uga waramay kulamo maalmihii ugu danbeeyayba u socday mas\u2019uuliyiin ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka Cawad oo kulan kula yeeshay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya dhiggiisa dalka Kenya , ayaa sheegay in kulamada dhinac muhiim ahaayeen iskaashiga, Socdaalka, Ganacsiga, Amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53250,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53249\/revisions\/53251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}