{"id":53241,"date":"2019-02-04T03:00:16","date_gmt":"2019-02-04T00:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53241"},"modified":"2019-02-04T03:09:37","modified_gmt":"2019-02-04T00:09:37","slug":"xeer-ilaalinta-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-qisrtey-in-ay-jiraan-hubka-ciidamada-suuqyo-si-qarsoodi-ah-loogu-gado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/02\/xeer-ilaalinta-maxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-qisrtey-in-ay-jiraan-hubka-ciidamada-suuqyo-si-qarsoodi-ah-loogu-gado\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Qisrtey In ay Jiraan Hubka Ciidamada Suuqyo Si Qarsoodi ah Loogu Gado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/xeer-ilaaliye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/xeer-ilaaliye-300x165.jpg\" alt=\"\" width=\"884\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/xeer-ilaaliye-300x165.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/xeer-ilaaliye.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 884px) 100vw, 884px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xafiiska ciidamada xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada sida ayaa si toos ah u sheegay in ay jiraan hub ay leeyihiin ciidamada qalabka sida oo qarsoodi ah loogu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey\u00a0oo ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada ayaa sheegay in kiiska ugu badan ee la soo gaarsiiyay maxkamada yihiin fal danbiyeeydo sida uu hadalka u dhigay lagu galo hubka ciidamada dowladda Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa inta badan hubkii loogu tala galay in ay dadka iyo dalka ku difaacaan waxaa ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka, waxaa sidoo kale hubka ciidanka uu noqday mid si caadi ah loogu iibiyo suuqaayada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa jira kiisaska la horkeeno Maxkamadda Ciidamada intooda badan \u00a0hubka dambiyada lagu galo ay yihiin hubka ciidamada qalabka sida oo leh \u00a0shaabadii iyo astaanti ciidamada, si qarsoodi ahna loogu iibiyo suuqyada \u00a0sharci darada cirtoogto\u201dayuu yiri G\/Sare C\/llaahi Buule.<\/p>\n<div align=\"justify\">\u00a0Sidoo kale maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa ku eedeysay taliyayaasha qeybaha kala duwan ee ciidamada in aysan wax tallaabo ah ka qaadi Askarta ay xukumaan ee fal danbiyeedyada kala duwan ka gala Shacabka, \u00a0tasoo keentay wada shaqeyn xumo soo kala dhaxgasha maxkamada iyo saraakiisha ciidamada.<\/div>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore lgu eedeeyay in aysan xakameyn karin hubkeeda oo siyaabo kala duwan loogu iibgeeyo suuqyada Muqdisho \u00a0iyo kooxaha ka soo horjeeda dowladda gaar ahaan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska ciidamada xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada sida ayaa si toos ah u sheegay in ay jiraan hub ay leeyihiin ciidamada qalabka sida oo qarsoodi ah loogu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho. G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey\u00a0oo ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada ayaa sheegay in kiiska ugu badan ee la soo gaarsiiyay maxkamada yihiin fal danbiyeeydo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53244,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53241\/revisions\/53244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}