{"id":5320,"date":"2012-03-27T14:23:55","date_gmt":"2012-03-27T14:23:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5320"},"modified":"2012-03-27T14:23:55","modified_gmt":"2012-03-27T14:23:55","slug":"madaxweyne-shariif-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-gaaray-degmada-cadaado-ee-ggal-gaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/madaxweyne-shariif-iyo-wufuud-uu-horkacayo-oo-gaaray-degmada-cadaado-ee-ggal-gaduud\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Iyo Wufuud Uu Horkacayo Oo Gaaray Degmada Cadaado Ee G\/Gal Gaduud"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa tegey degmada Cadaado ee gobolka Galguduud isla markaana xarun u ah maamulka Ximan &amp; Xeeb.<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey Guddoomiyaha Baarlamaanka <strong>Shariif Xassan Shiikh Adam<\/strong>, Iyo qaar Kaloo kamid ah xildhibaanada iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii u horeysey oo wefdi caynkaas oo kale uu gaaro degmada cadaado ee maamulka Ximan &amp; Xeeb, waxaana wefdiga Madaxweynuhu ka soo duuleen magaalada Gaalkacyo halkaas oo uu ku sugnaa labadii maalmood ee u danbeysey.<\/p>\n<p>Waxaana uu booqasho ku tegey magaalada Gaalkacyo dhanka Koonfureed oo ay ka taliyaan Maamulka Galmudug, sidoo kale waxaa Magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland ka dhacay shir dib loogu saxayo Road Map-ka kaas oo laga soo saarey qodobo wax looga beddalaayo go\u2019aamadii hore Ee Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha oo ah kii u horeyey ee uu halkaas ku tago, ayaa lagu sheegay mid caadi ah oo madaxweynuhu ugu kuurgalayo xaaladda gobolkaas iyo sida wax looga qaban karo baahiyada haysta Gobolkaasi.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa tegey degmada Cadaado ee gobolka Galguduud isla markaana xarun u ah maamulka Ximan &amp; Xeeb. Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Shiikh Adam, Iyo qaar Kaloo kamid ah xildhibaanada iyo saraakiil ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5320","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5320"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5324,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5320\/revisions\/5324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}