{"id":5315,"date":"2012-03-27T14:05:05","date_gmt":"2012-03-27T14:05:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5315"},"modified":"2012-03-27T14:05:05","modified_gmt":"2012-03-27T14:05:05","slug":"markab-laga-lee-yahay-dalka-iran-isla-markaana-sidey-sonkor-ka-timid-dalka-brazil-oo-kooxa-burcad-badeeda-ah-afduub-u-geesteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/markab-laga-lee-yahay-dalka-iran-isla-markaana-sidey-sonkor-ka-timid-dalka-brazil-oo-kooxa-burcad-badeeda-ah-afduub-u-geesteen\/","title":{"rendered":"Markab laga lee yahay dalka Iran isla markaana sidey Sonkor ka timid dalka Brazil, Oo Kooxa Burcad Badeeda Ah Afduub U Geesteen"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Markabka ayaa laga afduubtey badweynta Hindiya meel wax yar u jirta jasiirada Maldives oo ku taala meel wax yar u jrta dalalka Sirilanka iyo Hindiya Oo Ay Burcad Badeeda Ka Qabsadeen MArkaasi Isagoo Maraya.<\/p>\n<p>Ilaa Iyo 23 qof Shaqaale gaaraya ayaa saarnaa Markabka sida ay sheegtey hay\u2019adda international shipping monitors Oo Qaabilsan Maraakiibta.<\/p>\n<p>Tani ayaa ah markii u horeysey oo burcadbadeedu ay ku guuleystaan weerar caynkan oo kale ah oo ay ka fuliyaan meel aad uga fog Biyaha Soomaaliya tan iyo markii kor loo qaadey la dagalaanka burcadbadeednimada Islamarkaana ay haatan La Ogeen Meelaha ay la aadeen.<\/p>\n<p>Dawladda Maldives ayaa sheegtey in ay dalka Hindiya kala kaashan doonaan in la soo furto Markabka kaas oo hadda loo jiheeyey dhanka Soomaaliya Sida ay Sheegtay Dowlada Dalkaasi Maldives.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Markabka ayaa laga afduubtey badweynta Hindiya meel wax yar u jirta jasiirada Maldives oo ku taala meel wax yar u jrta dalalka Sirilanka iyo Hindiya Oo Ay Burcad Badeeda Ka Qabsadeen MArkaasi Isagoo Maraya. Ilaa Iyo 23 qof Shaqaale gaaraya ayaa saarnaa Markabka sida ay sheegtey hay\u2019adda international shipping [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5315","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5315\/revisions\/5318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}