{"id":53103,"date":"2019-01-26T01:02:13","date_gmt":"2019-01-25T22:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53103"},"modified":"2019-01-26T01:04:04","modified_gmt":"2019-01-25T22:04:04","slug":"ciidamo-ka-tirsanaa-kuwa-maamul-goboleedka-jubaland-oo-qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-ah-loo-dhigay-waxyeelana-kasoo-gaartey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/ciidamo-ka-tirsanaa-kuwa-maamul-goboleedka-jubaland-oo-qarax-miinada-dhulka-lagu-aaso-ah-loo-dhigay-waxyeelana-kasoo-gaartey\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsanaa Kuwa Maamul Goboleedka Jubaland oo Qarax Miinada Dhulka Lagu Aaso ah Loo Dhigay Waxyeelana Kasoo Gaartey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/cidan-jubaland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/cidan-jubaland-300x164.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"472\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/cidan-jubaland-300x164.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/cidan-jubaland.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed askari ayaa geeriyootay kadib markii maanta barqadii miino dhulka lagu aasay ay la qaraxaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Gaari ay \u00a0la socdeen ciidamadan oo marayay inta u dhaxaysa \u00a0magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee gobbolka Jubada Hoose, ayaa lagu waramayaa in lagu weeraray Qarax miino oo gabi ahaanba bur buriyay gaariga ay la socdeen ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan ayaa ka mid ahaa kuwa ka qeyb qaadanayay xaqiijinta amaanka Dhoobleey mudadii uu halkaasi ku sugnaa Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo xubno uu hoggaaminayay oo maalmahaan kulamo ku aadan arrimaha ammaanka iyo doorashada Jubaland la qaadanayay bulshada ku nool Dhoobleey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha amaanka Jubaland ee aagga Afmadow oo ay VOA la xiriirtay \u00a0ayaa ka goobsaday in ay faah-faahin ka bixiyaan qaraxa miino ee maanta \u00a0lala beegsaday ciidamadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan dhulka bannaanka ka aha magaalooyinka ay ka arrimiyaan \u00a0Ciidamada Jubaland waxaa ku sugan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab \u00a0kuwaasoo xiliyada qaar Ciidamada jubaland la beegsada Qaraxyo Miino oo \u00a0khasaare kala duwan dhaliaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">19-kii bishaan ayay ahayd markii ay kooxda Al -Sabaab weerar isugu jiray Qaraxyo ismidaamina ah iyo weerar toos ah ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Jubaland iyo kuwa SNA ay ku lahaayeen deegaanka Baar Sanguuni ee Gobbolka Jubada Hoose, waloow duqeyn dhanka cirka ah oo ay Diyaaradaha Maraykanka ay la beegsadeen Maleeshiyaadkii weerarka gaystay looga dilay 52 ka mid ahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro faah faahin intaa dhaafsiisan oo laga helayo werarkan lagu laayay ciidamada ka tirsanaa kuwa Jubbaland, gaar ahaan ilaalada madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mdoobe).<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed askari ayaa geeriyootay kadib markii maanta barqadii miino dhulka lagu aasay ay la qaraxaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland. Gaari ay \u00a0la socdeen ciidamadan oo marayay inta u dhaxaysa \u00a0magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee gobbolka Jubada Hoose, ayaa lagu waramayaa in lagu weeraray Qarax miino oo gabi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53103"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53106,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53103\/revisions\/53106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}