{"id":53043,"date":"2019-01-22T21:55:36","date_gmt":"2019-01-22T18:55:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=53043"},"modified":"2019-01-22T21:57:35","modified_gmt":"2019-01-22T18:57:35","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ganacsatada-badankoodu-al-shabaab-lacago-siiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ganacsatada-badankoodu-al-shabaab-lacago-siiyaan\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtay In Ganacsatada Badankoodu Al-shabaab Lacago Siiyaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mareye-wasir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53044\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mareye-wasir-300x173.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mareye-wasir-300x173.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/mareye-wasir.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in inta badan ganacsatada Soomaaliyeed lacago sida uu hadalka u dhigay naftooda ku furanayaan siiyaan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in arintan tahay wax cad oo aan qarsooneyn\u2019\u2019 Goob ganacsi oo furan oo aan lacag laga qaadin wey yartahay, si toos ah ayeeyna ganacsatadu inoogu sheegayaan in sababta ay lacagaha u bixinayaan tahay in ay naftooda ku badbaadiyaan\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Maareeye ayaa intaa ku daray in Ururka Al-shabaab xukunkooda ugu danbeeya uu yahay dil, sidaa daraadeed u muuqdaa ganacsatadu kuwo naftooda u baqaya, laakiin waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya marnaba arintaa raali ka aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarradda Amniga ayuu ugu baaqay in ay wax ka qabato dhaqaallaha la siiyo Ururka Al-Shabaab ee ka soo gala dhanka ganacsatadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo Dowladda Soomaaliya inta badan maamusho magaalooyinka waaweyn iyo degmooyinka dalka, haddana waxaa muuqata in wali Al-shabaab siyaabo kala duwan saameyn ugu leeyihiin deegaannada ay dowladdau maamusho oo ay ka qaadaan dadka ku dhaqan gaar ahaan ganacsatada lacago taakuleyn ah, halka sidoo kale bulshada ku dhaqan deegaannada ay dowladdu maamusho dacwadahooda u gudbiyaan maxkamada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore uga digtay bulshada ku dhaqan dhulka ay maamusho in ay taakuleyn siiyaan Al-shabaab, sidoo kalana cadaallad u doontaan, maxkamadahooda, arintaa oo ay dowladdu ku tilmaamtay danbi ciddii lagu helana sharciga lala tiigsan doono.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in inta badan ganacsatada Soomaaliyeed lacago sida uu hadalka u dhigay naftooda ku furanayaan siiyaan Ururka Al-shabaab. Wuxuu sheegay in arintan tahay wax cad oo aan qarsooneyn\u2019\u2019 Goob ganacsi oo furan oo aan lacag laga qaadin wey yartahay, si toos ah ayeeyna ganacsatadu inoogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":53044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-53043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53043"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53046,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53043\/revisions\/53046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}