{"id":52998,"date":"2019-01-20T21:53:22","date_gmt":"2019-01-20T18:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52998"},"modified":"2019-01-20T21:55:16","modified_gmt":"2019-01-20T18:55:16","slug":"maxamed-mursal-sh-cabdiraxmaan-gudoomiyaha-golaha-hacabka-oo-kulan-kula-yeeshey-baydhabo-odeyaal-dhaqan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/maxamed-mursal-sh-cabdiraxmaan-gudoomiyaha-golaha-hacabka-oo-kulan-kula-yeeshey-baydhabo-odeyaal-dhaqan\/","title":{"rendered":"Maxamed Mursal Sh\/cabdiraxmaan Gudoomiyaha Golaha hacabka oo Kulan Kula Yeeshey Baydhabo Odeyaal Dhaqan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/g-golaha-shacabka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52999\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/g-golaha-shacabka-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"924\" height=\"616\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/g-golaha-shacabka-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/g-golaha-shacabka.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 924px) 100vw, 924px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey guddi ka socda Golaha Odayaasha dhaqanka ee koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa howlaha dib u heshiisiinta ee Maamulka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu ka bilaabay \u00a0deegaanada maamulkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaasha dhaqanka ayaa guddoomiyaha golaha shacabka iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed u gudbiyay xaaladaha guud ee deegaanadan iyo sida ay muhiim u tahay dib u heshiisiin dhab ah oo deegaanada maamulkan ka hirgasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale odayaasha dhaqanka waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin sidii loo xalin lahaa tabashooyinka ay qabaan dadka deegaanadan iyo la shaqeynta madaxweynaha cusub iyo maamulkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed\u00a0 ayaa odayaasha dhaqanka uga mahad celiyay Sida ay uga go\u2019antahay horumarka iyo maamul wanaaga deegaanadan, isagoo balan qaaaday in mamulkiisa uu diyaar u yahay in uu la fariisto cid walba oo tabasho qabta si loo xaliyo deganaanshaha deegaankana looga wada shaqeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa u mahad celiyay \u00a0odayaasha dhaqanka iyo guud ahaan bulshada deegaanadan, wuxuuna kula \u00a0dar-daarmay in wax walba laga horumariyo danta dadka deegaanka ayna la \u00a0shaqeeyaan maamulka cusub ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed, si dadka \u00a0dowlad \u00a0Goboleedkan ay u helaan nabad gelyo waarta iyo maamul \u00a0wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey guddi ka socda Golaha Odayaasha dhaqanka ee koonfur Galbeed. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa howlaha dib u heshiisiinta ee Maamulka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu ka bilaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52998"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53001,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52998\/revisions\/53001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}