{"id":52940,"date":"2019-01-17T23:23:59","date_gmt":"2019-01-17T20:23:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52940"},"modified":"2019-01-17T23:28:53","modified_gmt":"2019-01-17T20:28:53","slug":"dad-lagu-sheegay-qaswadayaal-oo-dawlada-itoobiya-shaacisay-in-ay-la-dagaalami-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/dad-lagu-sheegay-qaswadayaal-oo-dawlada-itoobiya-shaacisay-in-ay-la-dagaalami-doonto\/","title":{"rendered":"Dad Lagu Sheegay Qaswadayaal oo Dawlada Itoobiya Shaacisay In ay La Dagaalami Doonto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/itobiyaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52941\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/itobiyaan-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"930\" height=\"524\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/itobiyaan-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/itobiyaan.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 930px) 100vw, 930px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah \u00a0shanta garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u \u00a0adeegsatay diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay degaannadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Af-hayeen u hadashay Dowladda Itoobiya oo lagu magacaabo, Billene \u00a0Aster Seyoum, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalka Saraakiisha \u00a0OLF, waxaa ayna sheegtay in ay dowladdu ma\u2019uul ka tahay \u00a0ilaalinta nabad \u00a0gelyada iyo sugidda amniga Dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aster Billene, ayaa sheegay in weerarku uu ka dhacay Gobolka Kelem \u00a0Wollega , halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin tababarna ku qaataan \u00a0Jabhadda OLF, waxayna Gaashaanka ku dhufatay wararka sheegaya in ay \u00a0jiranaan weerarro xagga hawada ah, balse diyaaradaha qumaatiga u kaca ay \u00a0u adeegsadeen in ay ku daabulaan ciidamada ka qayb galaya soo celinta \u00a0xasilloonida Gobolkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxey ku eeedeysay kooxdan in ay in ay geystaan kufsi, boob \u00a0iyo Jid gooyooyin baahsan, taas oo keentay in ay\u00a0dadani ka bara \u00a0kacaan gobolka Oromiya iyo degaannada ku dhow, waxaa ay ugu baaqday in ay \u00a0Hubka dhigaan Dowladdana la furaan wada hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo intii uu xafiiska la wareegay ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed, \u00a0waxaa ay dowladdiisu dagaal kula jirtay Kooxo Hubeysan oo qayb ka ah \u00a0Jabhadda OLF oo kaashanaya qas wadayaal abaabulan, kuwaas oo diidaday in \u00a0ay debka dhigaan, dowladdana la furaan heshiis iyo wada hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52888\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah \u00a0shanta garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u \u00a0adeegsatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52940"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52940\/revisions\/52943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}