{"id":52930,"date":"2019-01-17T20:54:05","date_gmt":"2019-01-17T17:54:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52930"},"modified":"2019-01-17T20:55:14","modified_gmt":"2019-01-17T17:55:14","slug":"magaalada-minnesota-ganacsade-soomaaliyeed-oo-shaqaalaha-dawladda-ugu-deeqay-qado-bilaash-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/magaalada-minnesota-ganacsade-soomaaliyeed-oo-shaqaalaha-dawladda-ugu-deeqay-qado-bilaash-ah\/","title":{"rendered":"Magaalada Minnesota Ganacsade Soomaaliyeed oo Shaqaalaha Dawladda ugu Deeqay Qado Bilaash ah."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ganacsade-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52931\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ganacsade-som-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"863\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ganacsade-som-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ganacsade-som.jpg 650w\" sizes=\"auto, (max-width: 863px) 100vw, 863px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Mulkiilaha\u00a0<a href=\"http:\/\/www.afrodeli.com\/\">Afro Deli<\/a>\u00a0 Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa shalay oo ahayd Arbaco sheegay in ay siin doonaan Qado bilaash ah shaqaalaha u shaqeeya dawladda federaalka oo hakad ku yimi shaqadoodii &amp; mushahaaraadkoodii dawladda dhexe ayna shaqaalahani helaynin wax lacag ah mudadaan.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Howlaha dowladda\u00a0\u00a0dhexe Mareykanka ayaa xiran\u00a0\u00a026 cisho ee la soo dhaafay, lama Ogaan karo xiliga ay dib u furmayso hawlaha dowlada oo ay Trump iyo Xisbiga Dumiriqaadigu isku haystaan lacagtii lagu dhisi lahaa darbi wayn oo dhaxeeya Mexico &amp; Maraykanka.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Mulkiilaha ganacsiga\u00a0<\/span><a style=\"font-weight: 400;\" href=\"http:\/\/www.afrodeli.com\/\">Afro Deli<\/a><span style=\"font-weight: 400;\">Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa yiri, \u201cWaa wax aan caddaalad ahayn, shaqaalahan aan taageeraynana waa xubno ka tirsan\u00a0 bulshadda Minnesota, xaaalada ay ku sugan yihiina ee mushahar la\u2019aanta iyo shaqada dowladda ee xiran waa arrin laga xumaado oo nasiib daro ah,\u201d<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Cabdiraxmaan Kaahin ayaa sheegay inaan doonayaan inay caawiyaan walaahaa dhibtu ku dhacday oo laga yaabo inaysan aawoodin in haystaan wax ay qado ku iibsan karaan, waxayna naga tahay naxariis iyo wanaag aan u hayno dadkeena Minnesota ayuu yiri<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale ganacsade Abdirahman Kahin ayaa yiri, \u201cWaxaan dooneynaa in ay shaqaalaha dowladu ay ogaadaan in aan taageerayno oo aan hiil iyo hooba la garab taaganahay.\u201d<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Haddaba maamulka Makhaayadda Afro Deli ayaa sheegay oo si rasmi ah barta ay ku leeyihiin Twitter-ka ku shaaciyay in laga bilaabo shalay oo ah Arbaco ay bixin doonaan qado siina doonaan shaqaalahaa.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Shalay waxaa markuu uu shaaciyey waxaa yimi tiro dhowr&amp; toban qof , waxaase la filayaa buu yiri in maanta oo khamiis ah ay ka sii badan doonaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mulkiilaha\u00a0Afro Deli\u00a0 Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa shalay oo ahayd Arbaco sheegay in ay siin doonaan Qado bilaash ah shaqaalaha u shaqeeya dawladda federaalka oo hakad ku yimi shaqadoodii &amp; mushahaaraadkoodii dawladda dhexe ayna shaqaalahani helaynin wax lacag ah mudadaan. Howlaha dowladda\u00a0\u00a0dhexe Mareykanka ayaa xiran\u00a0\u00a026 cisho ee la soo dhaafay, lama Ogaan karo xiliga ay dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52932,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52930\/revisions\/52932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}