{"id":52927,"date":"2019-01-17T20:17:02","date_gmt":"2019-01-17T17:17:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52927"},"modified":"2019-01-17T20:18:00","modified_gmt":"2019-01-17T17:18:00","slug":"maamul-goboleedyada-soomaaliya-oo-dawladda-dhexe-ee-federalku-ugu-laab-qaboojisay-wada-shaqeyn-buuxda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/maamul-goboleedyada-soomaaliya-oo-dawladda-dhexe-ee-federalku-ugu-laab-qaboojisay-wada-shaqeyn-buuxda\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo Dawladda Dhexe ee Federalku Ugu Laab Qaboojisay Wada Shaqeyn Buuxda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/farmajo-dawlad-goboleedyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52928\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/farmajo-dawlad-goboleedyada-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"565\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/farmajo-dawlad-goboleedyada-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/farmajo-dawlad-goboleedyada.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada dalka oo bilihii ugu danbeeyayba uu ka dhaxeeyay khilaaf siyaasadeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Beydhabo ka sheegay in xiriirka Dowladda Federaalka iyo \u00a0Dowlad Goboleedyadu uu yahay mid ahmiyad weyn u leh daadajinta adeegyada \u00a0bulshada, isaga oo intaas ku daray in sanadkan cusub ay ka wada \u00a0shaqeynayaan Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada sidii loo \u00a0dardargelin lahaa hawlaha hortabinta u leh geeddi-socodka dowladnimada \u00a0Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cUmmadda Soomaaliyeed waxay naga sugayaan inaan uga shaqeyno dantooda guud iyo inaan sharafkoodii u soo celinno.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddii aan intaas isla fahamno khilaafaad ma imaanayaan, Waxaan rajaynayaa sanadkan in Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada aysan shacabka Soomaaliyeed marnaba ka maqlin in la is haysto.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan wada fahamsannahay annaga oo idil in shacabka Soomaaliyeed ay na wakiisheen oo ay leeyihiin dowlanimadan iyo qarankaba, annaguna aan u nahay adeegayaal ka shaqeeya maslaxooda iyo dantooda guud, sharafkooda iyo karaamadoodana aan soo celinno. Intaas haddii ay mabaadii\u2019 noo tahay ma imaan karto khilaafaad iyo iska hor imaad.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu intaas raaciyay Madaxweynahu in argagaxisada Alshabaab ee caadeystay daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed ay yihiin caqabadda ugu weyn ee ku hor gudban horumarka iyo barwaaqada, isaga oo muujiyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojineyso dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha nabad-diidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gaar ah la yeeshay wufuudda ka socota Dowlad Goboleedyada, odayaasha dhaqanka iyo qaybaha kala duwan ee bulsho weynta reer Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wada shaqeynta dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa muddo dhowr bilood hakad ku jira, tan iyo markii bishii September ee sanadkii hore ay Maamul Goboleedyada kaga dhawaaqeen Baydhabo inay xiriirka u jareen dowladda Federaalka, iyagoo ku eedeeyay faragelin inay ku heyso maamulada qaar iyo in aan la fulin balan-qaadyadii shirarkii horay u dhex maray.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52897\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52887\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52889\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52890\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52891\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52892\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada dalka oo bilihii ugu danbeeyayba uu ka dhaxeeyay khilaaf siyaasadeed. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Beydhabo ka sheegay in xiriirka Dowladda Federaalka iyo \u00a0Dowlad Goboleedyadu uu yahay mid ahmiyad weyn u leh daadajinta adeegyada \u00a0bulshada, isaga oo intaas ku daray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52928,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52927","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52929,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52927\/revisions\/52929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}