{"id":52859,"date":"2019-01-14T22:06:09","date_gmt":"2019-01-14T19:06:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52859"},"modified":"2019-01-14T22:06:47","modified_gmt":"2019-01-14T19:06:47","slug":"m-wynaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-dhagax-dhigay-magaalada-afmadaw-xarun-ciidamada-lagu-tababaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/m-wynaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-dhagax-dhigay-magaalada-afmadaw-xarun-ciidamada-lagu-tababaro\/","title":{"rendered":"M\/wynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Dhagax Dhigay Magaalada Afmadaw Xarun Ciidamada Lagu Tababaro."},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ahmed-madobe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52860\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ahmed-madobe-300x217.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ahmed-madobe-300x217.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ahmed-madobe.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa degmada Afmadow ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Jubbaland.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Munaasabad kooban oo ka dhacday goobta laga dhagaxdhigayay xarunta ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo qaar kamid ah xubanaha golaha wasiirada.<\/span><\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada iyo Madaxweynaha ayaa indho-indheeyay dhulka loogu talo-galay in laga dhiso xerada.<br \/>\nMadaxweynaha ayaa xusay in xeradan ay noqon doonto mid soo saarta ciidamo tababaran oo kamid noqon doona ciidanka Daraawiishta Jubbaland<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, Waxaa weli ka soconaya magaalada Afmadow abaabulka ciidan eek u aadan howlgallada la filayo in dhawaan ay ka bilowdaan qeybo ka tirsan Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p>Magaalada Afmadow oo ay dowlad goboleedka Jubbaland qorsheeysay in ay xarun u noqoto howlgalka la doonayo in lagu qabto gobolka J\/dhexe ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay ka socday diyaargarow xooggan oo dhinacyada ciidanka iyo Isataraatijiyadda howlgallada ah, waxaa sidoo kale Afmadow lagu diyaariyay xarumo caafimaad oo loogu talo galay in lagu daweeyo ciidamada.<\/p>\n<p>Gobolka J\/dhexe oo ay magaalo madaxdiisu tahay Bu\u2019aale oo ah xarunta rasmiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si buuxda gacanta u haya Maleeyshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa degmada Afmadow ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Jubbaland. \u00a0 Munaasabad kooban oo ka dhacday goobta laga dhagaxdhigayay xarunta ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo qaar kamid ah xubanaha golaha wasiirada. Saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52859"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52862,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52859\/revisions\/52862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}