{"id":52853,"date":"2019-01-14T19:08:24","date_gmt":"2019-01-14T16:08:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52853"},"modified":"2019-01-14T19:22:05","modified_gmt":"2019-01-14T16:22:05","slug":"xeerka-bankiga-dhexe-iyo-wax-ka-badelka-agaasinkiisa-oo-rwasaare-khayre-u-gudbiyey-barlamaanka-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/xeerka-bankiga-dhexe-iyo-wax-ka-badelka-agaasinkiisa-oo-rwasaare-khayre-u-gudbiyey-barlamaanka-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xeerka Bankiga Dhexe iyo Wax Ka Badelka Agaasinkiisa oo Rwasaare Khayre U Gudbiyey Barlamaanka Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/khayre-iyo-farmaajo.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52855\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/khayre-iyo-farmaajo-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"918\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/khayre-iyo-farmaajo-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/khayre-iyo-farmaajo.jpeg 952w\" sizes=\"auto, (max-width: 918px) 100vw, 918px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka badalka guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo lagu waddo in uu maanta ka dooddo Golaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeerka ayaa u qornaa siddan :<\/p>\n<p><strong>Markuu la arkay Baahida loo qabo :- \u00a0<\/strong>Soo saarista xeer maamul oo haggaya soo xulista xubnaha guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya :<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Markuu Arkay \u00a0:-\u00a0<\/strong>In Golaha Wasiirraddu Wadajir u ansixiyeen si waafaqsan xeerka qoddobka 99 farqadiisa (b) ee Dastuurka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Markuu ku qancay :-<\/strong>\u00a0In\u00a0Sharciga 130 u baahan yahay dib u eegis nuxur ahaan iyo qaab dhismeed ahaan si uu ula jaan-qaadi karo Nidaamka Maaliyadeed ee dalka (PFM) kuna \u00a0saleysan furfurnaanshaha Dhaqaale ee Caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Wuxuu Meel mariyay \u00a0<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">1 .Xeerkan maamul ee Golaha Wasiirraddu ogolaadeen oosi KMG u haga xulida xubnaha Agaasinka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya in dib u eegis wadajir ah ku sameeyaan Guddiga Maaliyadda iyo \u00a0Miisaaniyadda Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Maaliyadda Sharci Lambar \u00a0130, si la isku waafajiyo shuruucda maaliyadeed ee dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">2.Iyadoo aan wax loo dhimeyn Sharciga 130aad, ee 22\/04\/2012 qodobka 12aad, farqadiisa 1aad, xeerka (a) waxaa loo ogolaaday guddiga xulista xubnaha guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya in ay soo xuli karaan qof kastaa oo ugu dhibco sareeya, Karti ahaa, Aqoon ahaan, iyo hufnaan intaba guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">3, Xeerkan waxaa uu dhaqan-galayaa markii uu meel mariyo Golaha Shacabka islamarkaana uu Dikreeto ku soo saaro madaxweynaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Haddaba xeerkan uu ku saxiixan yahay ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa haddii uu meel maro ama isku raacaan Golaha Shacabka waxaa ay ka dhigan tahay in Bangiga Dhexe \u00a0uu madax ka noqon karo shaqsi ajnabi ah, kuna imaan doona xeer loo \u00a0cuskanayo xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe, kaasoo qof kasta oo \u00a0ugu dhibco sareeya, karti ahaan, aqoon ahaan iyo hufnaan uu noqonayo \u00a0Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arinkan Ayaa Kusoo Beegmaya iyadoo Beryahan La Hadal Hayey in Nin Kasoo Jeeda Dalka Britain Loo Wado In uu Noqdo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka badalka guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo lagu waddo in uu maanta ka dooddo Golaha. Xeerka ayaa u qornaa siddan : Markuu la arkay Baahida loo qabo :- \u00a0Soo saarista xeer maamul oo haggaya soo xulista xubnaha guddiga Agaasinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52856,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52853\/revisions\/52856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}