{"id":52821,"date":"2019-01-13T20:41:06","date_gmt":"2019-01-13T17:41:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52821"},"modified":"2019-01-13T20:45:13","modified_gmt":"2019-01-13T17:45:13","slug":"liiska-horjoogayaal-ajaanib-ah-oo-la-sheegayo-in-lagu-dilay-hawl-gal-ay-fuliyeen-ciidamada-dawlada-iyo-kuwo-xagga-duqeymaha-ka-caawiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/liiska-horjoogayaal-ajaanib-ah-oo-la-sheegayo-in-lagu-dilay-hawl-gal-ay-fuliyeen-ciidamada-dawlada-iyo-kuwo-xagga-duqeymaha-ka-caawiya\/","title":{"rendered":"Liiska Horjoogayaal Ajaanib ah oo La Sheegayo In Lagu Dilay Hawl gal ay Fuliyeen Ciidamada Dawlada iyo Kuwo Xagga Duqeymaha ka Caawiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyaarad-duqeyn-baay-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52822\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyaarad-duqeyn-baay-1-300x181.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyaarad-duqeyn-baay-1-300x181.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/diyaarad-duqeyn-baay-1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada Hoose.<\/p>\n<p>Ciidamada Danab iyo Ciidamada Mareykanka ayaa Howlgalka ka fuliyay \u00a0degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka mid ah deegaannada hoostaga \u00a0degmada Janaale ee G\/Shabellada Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta dowladda \u00a0ayaa sheegay in Howlgalada si wadajir ah looga \u00a0fuliyay saldhigyo nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen deegaannada Baladul \u00a0Amiin iyo Hanti wadaag oo ka wada tirsan G\/Shabellada Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Danab ayaa tilmaamay in Saldhigyada laga fuliyay \u00a0Howlgalka lagu bartilmaameysaday xubno sare oo ka tirsan nabadiidka \u00a0Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku dhawaad 85 dagaalyahan iyo horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib ayaa lagu dilay howlgaladii ugu dambeeyey oo ay ciidamadu ka fuliyeen deegaano kaladuwan oo maleeshiayada Alshabaab saldhigyo ku lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Kumaandooska Soomaaliya waxa ay Idaacadda ciidamada qalabka sida u sheegeen magac-yada orjogayaasha lagu dilay weerarka iyo dalalka ay u dhasheen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Horjogayaasha lagu dilay weerarka Howlgalka ayaa Magac-yadooda lagu \u00a0kala sheegay Abuu Xamsa Bin Shaam kasoo jeeda dalka Masar kaasi oo \u00a0Nabadiidka u qaabilsanaa Tababarada Maleyshiyada, Aweys Abu Xamza \u00a0Almifsali oo\u00a0 heesta dhalashada dalka Tanzania , Abuu Bilaal Zubeyr ayaa \u00a0heesta Dhalashada Monotariya\u00a0 ayaa hore u ahaa ku xigeenka Ibraahim \u00a0Afgaan, Aadan Xaash Auu musiyaan ka soo jeeda dalka Suuriya iyo Feysal \u00a0Bin hayaan ka soo jeeda dalka Yaman.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Danab ayaa ugu dambeynti sheegay in goobta weerarka laga \u00a0fuliyay ay eheed Saldhigyo lagu tababaro dagaalyahannada\u00a0 Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada Hoose. Ciidamada Danab iyo Ciidamada Mareykanka ayaa Howlgalka ka fuliyay \u00a0degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka mid ah deegaannada hoostaga \u00a0degmada Janaale ee G\/Shabellada Hoose. Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52821"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52824,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52821\/revisions\/52824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}