{"id":52714,"date":"2019-01-09T21:22:19","date_gmt":"2019-01-09T18:22:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52714"},"modified":"2019-01-09T21:22:49","modified_gmt":"2019-01-09T18:22:49","slug":"dawladda-dalka-mareykanka-oo-shaacisay-duqeymaha-ay-soomaaliya-ka-geysteen-iyo-dad-ay-sheegeen-in-ay-ku-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/dawladda-dalka-mareykanka-oo-shaacisay-duqeymaha-ay-soomaaliya-ka-geysteen-iyo-dad-ay-sheegeen-in-ay-ku-dileen\/","title":{"rendered":"Dawladda Dalka Mareykanka oo Shaacisay Duqeymaha ay Soomaaliya Ka Geysteen iyo Dad ay Sheegeen in ay Ku Dileen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/duqeyn-mareykan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52715\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/duqeyn-mareykan1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"594\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/duqeyn-mareykan1-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/duqeyn-mareykan1.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa sii wada duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Ururka Al-shabaab saldhigyada ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sanadkan cusub ayuu Mareykanku dhowr weerar ka fuliyay qeybo ka mid ah gobollada dalka, waxaana weerarradaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab, sidoo kalana waxaa lagu bur buriyay saldhigyo ama fariisimo ay ku lahaayeen gobollada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyntii ugu horeysay ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana ay ku dishay 6 xubnood oo Shabaab ka mid ah sidoo kalena ay ku burburisay gawaari dagaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Duqeynta Labaad ayaa ka dhacday degaanka Baqdaad, waxaana halkaasi lagu dilay 4 xubnood oo Shabaab ka tirsan sidda ay sheegtay dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanku wuxuu sheegay in howlgalada sidoo kale ay ka qeybqaateen ciidamada sidda gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya,<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab iyagu waxba war kama aysan soo saarin weerarradda tooska ah iyo duqeymaha uga imanaya ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaaliya ee isbaheysanaya, taa badalkeedana waxaa ay sii wadaan dhankooda weerarrada ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa sii wada duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Ururka Al-shabaab saldhigyada ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya. Sanadkan cusub ayuu Mareykanku dhowr weerar ka fuliyay qeybo ka mid ah gobollada dalka, waxaana weerarradaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab, sidoo kalana waxaa lagu bur buriyay saldhigyo ama fariisimo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52716,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52714\/revisions\/52716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}