{"id":52662,"date":"2019-01-07T00:30:38","date_gmt":"2019-01-06T21:30:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52662"},"modified":"2019-01-07T00:46:07","modified_gmt":"2019-01-06T21:46:07","slug":"xoghayaha-difaaca-britain-oo-maanta-booqasho-ku-tagey-maamulka-somaliland-ee-waqooyiga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/xoghayaha-difaaca-britain-oo-maanta-booqasho-ku-tagey-maamulka-somaliland-ee-waqooyiga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Difaaca Britain oo Maanta Booqasho Ku Tagey Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/w-difaaca-uk.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/w-difaaca-uk-300x214.jpg\" alt=\"\" width=\"837\" height=\"597\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/w-difaaca-uk-300x214.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/w-difaaca-uk.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 837px) 100vw, 837px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wasiirka Gaashaandhiga Eng:Ciise Xawar iyo taliyaha ciidanka Militeriga Somaliland Gen:Nuux Taani ayaa Somaliland ku soo dhoweeyey xoghayaha difaaca dawladda Ingiriiska\u00a0 Gavin Williamson oo maanta ka soo degay\u00a0 garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport.<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Wasiir Ciise Xawar ayaa sheegay in cid kasta oo wax wada qabsanayaan soo dhoweynayaan,isla markaana xoghayha difaaca Uk ku soo dhoweynayaan Somaliland.<\/span><br style=\"font-weight: 400;\" \/><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0\u201cWaxaanu dalka ku soo dhawaynaynaa Xoghayaha Difaaca Dawlada Ingriiska Mr Gavin Williamson, oo aanu wada shaqayn leenahay ka wasaarad ahaan waanu soo dhawaynaynaa cid kasta oo wada shaqayn diyaar u ah, Somaliland hiigsigeedu waa qaran horumara oo la talaabsada wadamada Caalamka.\u201dayuu yidhi Ciise Xawar.<\/span><br style=\"font-weight: 400;\" \/><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">Xoghayaha difaaca dawladda Ingiriiska ayaan hore loo sii shaacin imaanshihiisa,haseyeeshee waxa uu la kulmay wasaaraadda Gaashaandhiga iyo taliyaha guud ee Ciidanka Militiga iyo saraakiishiisa.<\/span><br style=\"font-weight: 400;\" \/><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">Dhinaca kale, Madaxweyne Muuse Biixi ayaa\u00a0 Xafiiskiisa Ku Qaabiley xoghayaha Difaaca Dawladda Ingiriiska.<\/span><br style=\"font-weight: 400;\" \/><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">Kulankan ayaa la sheegay in lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Boqortooyada Ingiriiska oo ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay 1960-kii, iyadoo safarka wasiirkuna uu yahay safarkii u horeeyey ee masuul haya xilka wasiirka difaacu uu ku yimaado Somaliland.<\/span><br style=\"font-weight: 400;\" \/><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">\u201ckulankaasi wuxuu ku soo dhammaaday is-afgarad buuxa iyo in la sii xoojiyo cilaaqaadka labada dal ee Ingiriiska iyo Somaliland, lana dar-dar geliyo horumarinta arrimaha iskaashi ee ka dhexeeya labada waddan.\u201dayaa lagu yidhi war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhiga Eng:Ciise Xawar iyo taliyaha ciidanka Militeriga Somaliland Gen:Nuux Taani ayaa Somaliland ku soo dhoweeyey xoghayaha difaaca dawladda Ingiriiska\u00a0 Gavin Williamson oo maanta ka soo degay\u00a0 garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport. Wasiir Ciise Xawar ayaa sheegay in cid kasta oo wax wada qabsanayaan soo dhoweynayaan,isla markaana xoghayha difaaca Uk ku soo dhoweynayaan Somaliland.\u00a0\u201cWaxaanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52662","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52664,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52662\/revisions\/52664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}