{"id":52645,"date":"2019-01-06T21:25:51","date_gmt":"2019-01-06T18:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52645"},"modified":"2019-01-06T21:27:56","modified_gmt":"2019-01-06T18:27:56","slug":"wakiilkii-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-nicholas-haysom-oo-markale-qm-ku-celisay-in-ay-ka-walaacsantahey-eryidda-ergeyga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/wakiilkii-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-nicholas-haysom-oo-markale-qm-ku-celisay-in-ay-ka-walaacsantahey-eryidda-ergeyga\/","title":{"rendered":"Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo Markale QM Ku Celisay In ay Ka Walaacsantahey Eryidda Ergeyga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-ceyrin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52646\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-ceyrin-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"896\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-ceyrin-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-ceyrin.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 896px) 100vw, 896px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres 04 bisha January uu sheegay in uu wakiil cusub u magacaabayo Soomaaliya, ayaa haddana dhinaca kale golaha Amaanka Qaramada Midoobey waxaa uu mar kale ku celiyay walaaca ay ka qabaan go\u2019aankii dowladda Soomaaliya dalka uga saartay Nicholas Haysom oo ahaa ergeygii QM ee siyaasada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Haysom oo ah shaqsi ka soo jeeda dalka Koonfur Africa iyo qabiir Diblomaasiyadeed ayeey dowladda Soomaaliya amartay in uu dalka isaga baxo kaddib markii uu su\u2019aal ka keenay doorashadii ka dhacday Baydhabo, xariggii Mukhtaar Rooboow iyo 15 ruux oo sida uu hadalka u dhiggay lagu dilay Baydhabo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goluhu waxaa uu sheegay in 2019 uu Soomaaliya u yahay Sanad xasaasi ah waxay-na ugu baaqeen hogaanka dalka in ay wadajir u shaqeeyaan si ay u horumariyaan isbadaladda Siyaasadeed iyo Amni.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGolaha Ammaanka wuxuu aad uga xunyahay go\u2019aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriiray Wakiilkii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Haysom\u2019 Wuxuuse xaqiijinayaa xushmenyta madax bannaanida Soomaaliya iyo wadajirka dhuleed iyaga oo dhiirrigeliyay in lasii dardargeliyo wada shaqeynta heer kaste ee sanadkan adag ee 2019\u201d ayaa lagu yiri War kasoo baxay Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Britain ayaa qoraal ay soo saartay dhankeeda ku muujisay walaaca ay ka qabto go\u2019aanka Soomaaliya waxayna taageero u muujisay howlgalka Qaramadda midoobay ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dowladda China ayaa sheegtay in ay waajibaadka golaha amaanka Qaramada Midoobey uu yahay in la ilaaliyo Madaxbanaanida, Aqoonsiga dhuleed, Madaxbanaanida siyaasadeed iyo midnimadda Soomaaliya,<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysatay mowqifkeedii ay dalka ka ceyrisay Mr Haysom oo sida ay dowladdu sheegtay ku xadgudubay nidaamka Diblomaasiyada iyo madaxbannaanida dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inkastoo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres 04 bisha January uu sheegay in uu wakiil cusub u magacaabayo Soomaaliya, ayaa haddana dhinaca kale golaha Amaanka Qaramada Midoobey waxaa uu mar kale ku celiyay walaaca ay ka qabaan go\u2019aankii dowladda Soomaaliya dalka uga saartay Nicholas Haysom oo ahaa ergeygii QM ee siyaasada Soomaaliya. Haysom oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52645"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52648,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52645\/revisions\/52648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}