{"id":5262,"date":"2012-03-19T13:33:31","date_gmt":"2012-03-19T13:33:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5262"},"modified":"2012-03-19T13:33:31","modified_gmt":"2012-03-19T13:33:31","slug":"duqeyn-geesatay-qaaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-xalay-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/duqeyn-geesatay-qaaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Duqeyn Geesatay Qaaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>6-qof ayaa ku geeriyoodey Inta Laga Warqabo duqeyn loo geystey xalay xarunta madaxtooyada Dowlada TFG-da \u00a0ah ee magaalada Muqdisho Ka Dib Madaafiic Ay Habeenkii Xalay Ahaa Ku Soo Garaaceen Xatakada Al-shabaab.<\/strong><\/p>\n<p>Guud Ahaan Dadka geeriyoodey oo ahaa rayid kadib markii uu madfac habow ahi ku dhacay xero dad Barakacayaal ahi ku dhaqan yihiin oo ku dhow Xarunta Madaxtooyo Ee Gudaha Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in madaafiic 7-ah lagu soo weeraray madaxtooyada kuwaa oo qasaaro kla duwan geesteen.<\/p>\n<p>Waxayna intaas raaciyeen in ay jiraan dhowr madfac oo dhinaca madaxtooyada usoo gudbey haseyeeshee aan la ogeyn khasaaraha ay geysteen.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa bilihii u danbeeyey ahayd mid aysan ka dhicin duqeymo noocan oo kale ah waxaana inta badan duqeymaha tan lamidka ah ay waxyeloo kasoo gaartaa shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6-qof ayaa ku geeriyoodey Inta Laga Warqabo duqeyn loo geystey xalay xarunta madaxtooyada Dowlada TFG-da \u00a0ah ee magaalada Muqdisho Ka Dib Madaafiic Ay Habeenkii Xalay Ahaa Ku Soo Garaaceen Xatakada Al-shabaab. Guud Ahaan Dadka geeriyoodey oo ahaa rayid kadib markii uu madfac habow ahi ku dhacay xero dad Barakacayaal ahi ku dhaqan yihiin oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5262","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5271,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5262\/revisions\/5271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}