{"id":5261,"date":"2012-03-19T13:30:51","date_gmt":"2012-03-19T13:30:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5261"},"modified":"2012-03-19T13:30:51","modified_gmt":"2012-03-19T13:30:51","slug":"war-deg-deg-ah-dagaal-culus-oo-ka-socda-duleedka-badhaadhe-ee-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/war-deg-deg-ah-dagaal-culus-oo-ka-socda-duleedka-badhaadhe-ee-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"War deg deg ah: Dagaal Culus Oo Ka Socda Duleedka Badhaadhe Ee Jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Dagaal culus ayaa maanta duhurkii ka qarxay wadada isku xirta degmada Badhaadhe iyo deegaanka Kulbiyoow ee Xarunta Gobolkaasi Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Daryanka rasaas iyo madaafiic ay is dhaafsanayaan ciidamada Dhahq Dhaqaaqa Al-shbaab iyo kuwa Dowlada Kenya ayaa laga maqlayaa dhulka Howd-ka ah ee Kulbiyoow ku dhaw.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay wadada ugaleen kolonyo ciidan Kenyan ah oo ka amba baxay Badhaadhe kunasii jeeday dhanka Kulbiyoow Kuwaasi Ay Xarakada Al-shabaab Sheegeen In Ay Qasaaro Farabadan U Geesteen Ciidamadaasi Kenyaatiga Ah.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa Shabakada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom \u00a0u xaqiijiyay in dagaalkaasi dhacay islamarkaana Haatanba Uu Soconaya \u00a0wixii faah faahin ahna dib laga soo sheegi doono.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dagaal culus ayaa maanta duhurkii ka qarxay wadada isku xirta degmada Badhaadhe iyo deegaanka Kulbiyoow ee Xarunta Gobolkaasi Jubbada Hoose. Daryanka rasaas iyo madaafiic ay is dhaafsanayaan ciidamada Dhahq Dhaqaaqa Al-shbaab iyo kuwa Dowlada Kenya ayaa laga maqlayaa dhulka Howd-ka ah ee Kulbiyoow ku dhaw. Dagaalka ayaa yimid kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5261","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5261"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5272,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5261\/revisions\/5272"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}