{"id":52605,"date":"2019-01-05T01:39:29","date_gmt":"2019-01-04T22:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52605"},"modified":"2019-01-05T01:39:56","modified_gmt":"2019-01-04T22:39:56","slug":"maxkamad-ku-taal-somaliland-oo-xayiraad-kusoo-rogtey-hudheel-bixiya-adeegyada-habeenkii-iyo-caweys","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/maxkamad-ku-taal-somaliland-oo-xayiraad-kusoo-rogtey-hudheel-bixiya-adeegyada-habeenkii-iyo-caweys\/","title":{"rendered":"Maxkamad Ku Taal Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogtey Hudheel Bixiya Adeegyada Habeenkii iyo Caweys."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/libaaxa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52606\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/libaaxa-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"701\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/libaaxa-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/libaaxa.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada gobolka Maroodi jeex ayaa xayirtay wakhtiyad habeenkii inuu shaqeeyo hoteelka Beerta libaaxyadda oo ahaa hudheel habeenkii lagu caweyn jirey.<\/p>\n<p>Hudheelkan waxa cabasho ka soo gudbiyey dadweynaha la jaarka ah, isla markaana waxay boolisku cabashaadasi u gudbiyeen maxkamada gobolka Maroodi jeex,taasina waxay keentay in hudheelka habeenkii aanu shaqayn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Eedaha ay dadweynuhu usoo gudbiyeen booliska waxa ka mid ahaa in hoteeka sameecado waaweyn oo heeso iyo miisiga habeenkii ka baxaan oo jaarku ka seexan waayo, in dumar aan asturnayn ku caweeyo hoteelka iyo in maandoorayaal lagu iibiyo hoteelka wakhtiyad habeenkii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada gobolka marka ay eegtay dacwadaasi laga soo gudbiyey waxay soo saartay go\u2019aan ah in wakhtiga habeenkii oo ka bilaabmaya lixda makhribnimo illaa lixda subaxnimo aan la furi Karin hoteelka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aanka maxkamaddu waxay u qornayd sidan:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Waxay maxkmadu xayirtay xilli gaar ah oo habeenimo oo ka bilaabmaysa lixda habeenimo ilaa lixda subaxnimo hudheelka beerta libaxyada ee ku yaala degmda gacan libaax ee magaaladda Hargeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Xayiraadan waxay ahaanaysaa mid taagan illaa inta go\u2019aan ka soo baxayo dacwada ka dhanka ah hudheelkan ee hay\u2019ada sharciga soo gudbiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Cidii xayiraadan maxkamda u hogaansami waydaa waa in la soo qabtaa oo sharciga la horkeeno isaga oo maxbuus ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaana amarkaasi xayiraada ku saxeexnaa garsooraha gobolka Maroodi jeex Axmed Dalmar Ismaaciil.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada gobolka Maroodi jeex ayaa xayirtay wakhtiyad habeenkii inuu shaqeeyo hoteelka Beerta libaaxyadda oo ahaa hudheel habeenkii lagu caweyn jirey. Hudheelkan waxa cabasho ka soo gudbiyey dadweynaha la jaarka ah, isla markaana waxay boolisku cabashaadasi u gudbiyeen maxkamada gobolka Maroodi jeex,taasina waxay keentay in hudheelka habeenkii aanu shaqayn. Eedaha ay dadweynuhu usoo gudbiyeen booliska waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52607,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52605\/revisions\/52607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}