{"id":5260,"date":"2012-03-19T13:24:58","date_gmt":"2012-03-19T13:24:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5260"},"modified":"2012-03-19T13:24:58","modified_gmt":"2012-03-19T13:24:58","slug":"shariif-xasan-oo-waqtiyada-soo-socdo-lagu-wado-in-uu-kulamo-looga-hadlayi-amaanka-la-qaato-qeebaha-kala-duwan-ee-bulshada-ku-dhaqan-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/shariif-xasan-oo-waqtiyada-soo-socdo-lagu-wado-in-uu-kulamo-looga-hadlayi-amaanka-la-qaato-qeebaha-kala-duwan-ee-bulshada-ku-dhaqan-baydhabo\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan Oo Waqtiyada Soo Socdo Lagu wado In Uu Kulamo Looga Hadlayi Amaanka La Qaato Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Guddoomiyaha \u00a0Barlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay isla markaana kulammo ammaanka looga hadlayo la qaatay saraakiisha ciidammada dowladda ee halkaasi ku sugan ayaa sheegay in dhawaan si dhameystiran loo xorreyn doono gobollada Baay iyo Bakool, iyadoo maanta uu guddoomiyuhu kulammo la qaadan doono qeybaha Bulshada iyo masuuliyiinta ee dowladda ee gobolka Baay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku sugan yihiin isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo magaalada Baydhabo ayaa waxa uu warbxin ka bixiyay \u00a0arrimo badan oo ay ka mid tahay kulammadii uu la qaatay saraakiisha ciidammada dowladda si loo xoojiyo ammaanka caasimadda gobolka Baay ee Baydhabo.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha ayaa farriin ku aadan in la taageero ciidammada qaranka u diray Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee dalka dibeddiisa ku nool, isagoo shacabka gudaha dalka ku suganna kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan ciidammada Qalabka Sida<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa magaalada Baydhabo weli soconaya kulammo gaar gaar ah oo ay wada qaadanayaan guddoomiyaha Barlamaanka iyo masuuliyiinta gobollada Koonfur<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Guddoomiyaha \u00a0Barlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay isla markaana kulammo ammaanka looga hadlayo la qaatay saraakiisha ciidammada dowladda ee halkaasi ku sugan ayaa sheegay in dhawaan si dhameystiran loo xorreyn doono gobollada Baay iyo Bakool, iyadoo maanta uu guddoomiyuhu kulammo la qaadan doono qeybaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5260","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5260"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5266,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5260\/revisions\/5266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}