{"id":52554,"date":"2019-01-02T23:48:34","date_gmt":"2019-01-02T20:48:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52554"},"modified":"2019-01-03T00:09:05","modified_gmt":"2019-01-02T21:09:05","slug":"caqabadaha-iyo-is-fahamwaaga-ka-jira-doorashooyinka-la-filayo-in-ay-sanadkan-ka-dhacaan-somaliland-oo-aan-wali-laga-heshiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/caqabadaha-iyo-is-fahamwaaga-ka-jira-doorashooyinka-la-filayo-in-ay-sanadkan-ka-dhacaan-somaliland-oo-aan-wali-laga-heshiin\/","title":{"rendered":"Caqabadaha iyo Is Fahamwaaga Ka Jira Doorashooyinka la Filayo In ay Sanadkan ka Dhacaan Somaliland oo Aan Wali Laga Heshiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gudi-dorasho-somaliland.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52555\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gudi-dorasho-somaliland-300x146.jpg\" alt=\"\" width=\"894\" height=\"435\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gudi-dorasho-somaliland-300x146.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gudi-dorasho-somaliland.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 894px) 100vw, 894px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wada hadaladii u socday xisbiyada Somaliland ee lagaga arrinsanayey doorashooyinka golaha Wakiilada iyo deegaanka ayaa natiijo la\u2019aan ku soo dhamaaday.<\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in wada hadalkaasi lagu heshiin waayey,isla markaana ay iyagu soo jeediyeen in la kala diro guddida doorashooyinka Somaliland oo ay hore u qaadaceen, halka xisbiga UCID isagoo soo jeediyey laba xubnood loogu daro labada xisbi mucaarad.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxyaalihii aanu soo jeedinay waxba lagama qaban, waxay doonayaan in doorashadan ka dib uun laga wada hadlo arrinta komishanka aanu ka cabanayno, waxaanay qaateen taladii labada xubnood in mucaaradka loogu daro gudida doorashooyinka oo uu xisbiga usoo jeediyey\u201dayuu yidhi Xuseen Axmed Caydiid oo u hadlayey xisbiga WADANI.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga WADANI waxa uu cadeeyey in aanu marna ogolaan doonin inay komishankan ay ka cabanayaan ay doorasho dambe qabtaan illaa inta la bedelayo, maadaama oo ay ku doodeen in doorashadan labadda gole ka balaadhan tahay ta madaxtooyadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinac kale, gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa isagu eedeeyey xisbiga WADANI oo uu sheegay in aanay doonayn inay doorasho dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwada hadalkii wali wuu noo socdaa, waxaana doonayna inay dhinacyaddu wada guulaystaan\u201dayuu yidhi Faysal Cali Waraab, waxaanu weeraray xisbiga WADDANI, Waxaanu yidhi \u201cWADANI wuxu wata ajande aan Somaliland ahayn, in aan dalkani doorasho ka dhicin buu rabaa, waxa ku jira shakhsiyaad aanu ognahay halkay ku xidhan yihiin, marka waanu isku dhaaranayna in ay doorashadu dhacdo iyo in aanay dhicin, taas ayaa noo ballanna.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, saddexda xisbi ayaa wali ku heshiin wakhtiga doorashaddu dhacayso, xisbiga WADANI ayaa isagu doonaya In Komishanka la bedelo, halka xisbiga UCID doonayo in laba xubnood mucaaradka loogu daro, halka xisbiga KULMIYE labadaasi qodob ka soo horjeedo oo uu doonayo in sidii ay awal ahaan jireen uun lagu gallo doorashooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wada hadaladii u socday xisbiyada Somaliland ee lagaga arrinsanayey doorashooyinka golaha Wakiilada iyo deegaanka ayaa natiijo la\u2019aan ku soo dhamaaday. Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in wada hadalkaasi lagu heshiin waayey,isla markaana ay iyagu soo jeediyeen in la kala diro guddida doorashooyinka Somaliland oo ay hore u qaadaceen, halka xisbiga UCID isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52556,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52554\/revisions\/52556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}