{"id":52551,"date":"2019-01-02T23:21:59","date_gmt":"2019-01-02T20:21:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52551"},"modified":"2019-01-02T23:29:14","modified_gmt":"2019-01-02T20:29:14","slug":"goaanka-dawladda-soomaaliya-ay-ku-eriday-wakiilkii-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-oo-somaliland-kasoo-hor-jeesatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/goaanka-dawladda-soomaaliya-ay-ku-eriday-wakiilkii-qaramada-midoobey-ee-soomaaliya-oo-somaliland-kasoo-hor-jeesatey\/","title":{"rendered":"Go&#8217;aanka Dawladda Soomaaliya ay Ku Eriday Wakiilkii Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya oo Somaliland Kasoo Hor jeesatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-haysom1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52552\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-haysom1-300x172.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-haysom1-300x172.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/nicholas-haysom1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xukuumada Somaliland ayaa la safatay wakiilkii Qaramadda Midoobay u qaabilsana Soomaaliya Nichlos Haysom ee soomaaliya ka caydhisay dalkeedda.<\/p>\n<p>Xukuumaddu waxay ku amaantay wakiilka Un-ta u qaabisan Soomaaliya in uu dadaal u galay nabadeynta Soomaaliya iyo xal u helida khilaafyadda Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDawlada Somaliland waxay u cadaynaysa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka intaba in ay ka xun tahay go\u2019aanka Somalia ka qaadatay Wakiilka xoghayaha guud ee UN-ta mudane Nicholas Haysom.\u201dayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">War-saxaafadeedkan waxa uu u qornaa sidan \u201c Dawlada Somaliland iyadoo tixgalinaysa iskaashiga iyo taageerada dhanka horumarka iyo bani\u2019aadamnimada ee ka dhexeeya Somaliland iyo jimciyada quruumaha ka dhexeeya waxay ku wargalinaysaa xoghayaha guud ee qaramada midoobay in go\u2019aankaasi aanu khuseyn Somaliland,isla markaana ay dawlada Somaliland si buuxda ula shaqaynayso jimciyada quruumaha ka dhexeysa iyo laamaheeda kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dawlada Somaliland waxay ku bogaadinaysa wakiilka xoghayaha guud ee qaramad middoobay Nicholas hayson in uu mudadii uu joogay xafiiska uu dedaal xoog leh u galay nabadeynta Somalia dhexdeeda iyo xal u raadinta khilaafka Somaliland iyo Somalia.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambayn, dawlada somaliland waxay aaminsan tahay in go\u2019aankan ka dhanka ah wakiilka xoghayaha guud ee qaramadda midoobay uu ka xeel dheer yahay waxa lagu sababeeyey isla markaana uu ka dhalan karo caqaaqib xumo mustaqbalka.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa la safatay wakiilkii Qaramadda Midoobay u qaabilsana Soomaaliya Nichlos Haysom ee soomaaliya ka caydhisay dalkeedda. Xukuumaddu waxay ku amaantay wakiilka Un-ta u qaabisan Soomaaliya in uu dadaal u galay nabadeynta Soomaaliya iyo xal u helida khilaafyadda Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeya. \u201cDawlada Somaliland waxay u cadaynaysa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52551\/revisions\/52553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}