{"id":52543,"date":"2019-01-02T20:52:28","date_gmt":"2019-01-02T17:52:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52543"},"modified":"2019-01-02T21:09:58","modified_gmt":"2019-01-02T18:09:58","slug":"booliska-somaliland-oo-is-hortaag-ku-sameeyey-bandhig-faneed-ay-qaban-lahaayeen-kooxda-xidigaha-geeska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/booliska-somaliland-oo-is-hortaag-ku-sameeyey-bandhig-faneed-ay-qaban-lahaayeen-kooxda-xidigaha-geeska\/","title":{"rendered":"Booliska Somaliland oo Is-Hortaag Ku Sameeyey Bandhig Faneed ay Qaban Lahaayeen Kooxda Xidigaha Geeska."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/fan-xiddigaha.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/fan-xiddigaha-300x168.png\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/fan-xiddigaha-300x168.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/fan-xiddigaha.png 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa joojiyay ama is hortaagay bandhig fannaaneed la xiriira munaasabada soo dhaweynta sanadka cusub ee 2019ka oo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ku qabsan lahaayeen mgaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Tallaabada ciidamada ay ku joojiyeen Bandhig Fanneedka ayaa waxaa si adag u cambaareeyay Fannaaniinta Geeska oo sheegay wax lala yaabo tahay in iyaga oo hoggaan-samay amarka xukuumadda ee ahaa in aan la dhiggin Show haddana leysku hortaago wareysiyaddii caadiga ahaa iyo heeshii ay sanad walba xiliggan oo kale ay soo bandhiggi jireen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxamed Axmed Bakaal Cirro oo ah guddoomiyaha kooxda Xiddigaha ayaa sheegay in xukuumaddu ay iska hortaagtay xaq iyo xaquuq ay u lahaayeen in ay ku soo bandhigaan fankooda, waxaana uu intaa ku daray in tallaabadan muujineyso caburin lagula kacay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019In Sanad waliba iyo munaasabada Ciidaha kala qeybqaadanno dabaal-dega iyo fantisyaha taageerayaasheena waa waxa aynu ku nahay fannaaniin, waxaan u sheegey-naa xukuumadda Annagu muwaadinin beynu nahay cidna nagama xigto Somaliland , in xukuumaddu ku mashquusho afar oday iyo reer-ro, oo ay ku mashquuli weydo fanka oo ka mid ah meelaha bulshada laga wac-yi-galiyo waa ayaan darro\u2019\u2019 ayuu yiri Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fannaaniinta ayaa sheegay in ay haddii ay dooneyso xukuumaddu in ay wax saxdo looga fadhiyo sida ay hadalka u dhigeen in marka hore wax ka qabto musuq-maasuqa, qabyaallada, Tahriibka iyo shaqo la\u2019aanta, \u00a0iyaga oo intaa ku daray in xukuumadda looga baahan yahay in fanka u raali-galiso si la mid ah sida ay u raali-galiso reerraha iyo qabaa\u2019illada waa sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Muuse Biixi ayeey ugu danbeyntii ugu baaqeen in uu ka hadlo tallaabadan ay ku kaceen ciidamada amniga ee looga hor istaagay bandhig fannaaneedkii ay qabsan lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa horay u mamnuucday bandhig fanneedyada la qabto xiliyada loo dabaal-degayo soo dhaweynta sanadka cusub, waxaana horey marar badan sida oo kale fannaaniin looga mamnuucay in ay Show ku soo bandhigaan Hargeysa iyo deegaannada kale ee Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa joojiyay ama is hortaagay bandhig fannaaneed la xiriira munaasabada soo dhaweynta sanadka cusub ee 2019ka oo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ku qabsan lahaayeen mgaalada Hargeysa. Tallaabada ciidamada ay ku joojiyeen Bandhig Fanneedka ayaa waxaa si adag u cambaareeyay Fannaaniinta Geeska oo sheegay wax lala yaabo tahay in iyaga oo hoggaan-samay amarka xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52546,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52543\/revisions\/52546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}