{"id":52521,"date":"2019-01-01T23:06:35","date_gmt":"2019-01-01T20:06:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52521"},"modified":"2019-01-01T23:09:29","modified_gmt":"2019-01-01T20:09:29","slug":"somaliland-hayadda-xuquuqul-insaanka-oo-warbixin-dheer-kasoo-saartey-tacadiyadii-la-geystey-sanadkii-dhamaadey-ee-2018ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/01\/somaliland-hayadda-xuquuqul-insaanka-oo-warbixin-dheer-kasoo-saartey-tacadiyadii-la-geystey-sanadkii-dhamaadey-ee-2018ka\/","title":{"rendered":"Somaliland Hay&#8217;adda Xuquuqul Insaanka oo Warbixin Dheer Kasoo Saartey Tacadiyadii La Geystey Sanadkii Dhamaadey ee 2018ka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52522\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan-300x139.jpg\" alt=\"\" width=\"876\" height=\"406\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan-300x139.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 876px) 100vw, 876px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa-banaan ee Soomaliland ayaa soo saartay warbixin sanadeedka falalkii ka dhanka ahaa xuquuqda bani\u2019aadanimada ee ka dhacay Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa ay xarunta sheegtay in waxyaalaha horumarka ah ee sanadkan la sameeyey ay ka mid tahay xayiraaddii laga qaaday wargeyska Haatuf oo tan iyo sanadkii 2014 kii xidhnaa iyo sidoo kale xorriyadiisii loo soo celiyay Suxufi Maxamed Adan Dirir oo mudo dheer xidhnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Sanadkan waxaa ay Xarunta diiwaan-gelisay xadhigaa 35 qof oo loo xidhay aragtidooda oo ay dhiibteen. Dadkaas waxa ka mid ah 28 suxufi iyo 7 qof oo aan suxufiyiin ahayn. Tiro sii kordhaysa oo dad ah ayaa lagu qabsaday sanadkan aragti ay ku qoreen baraha bulshada gaar ahaan Facebook ga, Xanibado iyo amaro dhib ku ah warbaahinta ayaa ka soo baxay wasaaradda warfaafinta.\u201dayaa lagu yidhi qoraalka ka soo baxay xarunta xuquuqul insaanka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale,waxay xaruntu sheegtay in boolisku diwaan-galiyey 101 kufsi oo dhacay sanadkan, taas dhici karta in kuwo badan aan la ogaan oo aanay iman saldhigyada iyo maxkamadaha,<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta ayaa ku tallisay in la joojiyo xadhiga sharci la\u2019aanta ah iyo dadka aragtidoodda loo xidhayo, sidoo kale, dadka barakacayaaasha ayey soo jeedisay in adeegyadooda loo dhamaystiro, sida goobihii caafimaadka, suuliyadii, saldhigyadii iyo waxyaalaha kale ee aanay noloshu ka maarmi karin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52522\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan-300x139.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"139\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan-300x139.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/xuquuq-insaan.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa-banaan ee Soomaliland ayaa soo saartay warbixin sanadeedka falalkii ka dhanka ahaa xuquuqda bani\u2019aadanimada ee ka dhacay Somaliland. Sidoo kale, waxaa ay xarunta sheegtay in waxyaalaha horumarka ah ee sanadkan la sameeyey ay ka mid tahay xayiraaddii laga qaaday wargeyska Haatuf oo tan iyo sanadkii 2014 kii xidhnaa iyo sidoo kale xorriyadiisii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52523,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52521\/revisions\/52523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}