{"id":52506,"date":"2018-12-31T23:29:14","date_gmt":"2018-12-31T20:29:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52506"},"modified":"2018-12-31T23:46:14","modified_gmt":"2018-12-31T20:46:14","slug":"m-weyne-maxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-qalinka-ku-duugay-xeerka-adeegga-naafada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/m-weyne-maxamed-c-llaahi-farmaajo-oo-qalinka-ku-duugay-xeerka-adeegga-naafada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"M\/weyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo Qalinka Ku Duugay Xeerka Adeegga Naafada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/farmaajo.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52507\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/farmaajo-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/farmaajo-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/farmaajo.jpeg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay\u2019adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweynuhu ku saxiixay Sharcigan, wuxuuna Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare uga mahadceliyey ansixintiisa, isagoona xusay inay jiraan 29 Hindise-sharciyeed oo horyaalla Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay tahay inay meelmariyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan rabaa inaan u mahadceliyo Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lix biloood gudahood ku soo dhammeeyay shaqadan, waxaana ku dhiirrigelinayaa inay si dhakhso ah usoo dhammeystiraan Hindise-sharciyada haray oo uu ugu horreeyo hindise-sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa horraantii Diseembar ugu baaqay Aqalka Sare inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hay\u2019adda Naafada Qaranka, isaga oo xusay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siinayso dadka naafada ah iyo daryeelkooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabadda uu Madaxweynuhu ku saxiixay sharcigan ayaa waxa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Guddoomiyayaasha Guddiyada Xuquuqul Insaanka ee labada Aqal iyo xubno ka socdey Ururrada ay ku midaysan yihiin Naafada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay\u2019adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweynuhu ku saxiixay Sharcigan, wuxuuna Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare uga mahadceliyey ansixintiisa, isagoona xusay inay jiraan 29 Hindise-sharciyeed oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52506","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52506"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52509,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52506\/revisions\/52509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}