{"id":52477,"date":"2018-12-31T02:46:41","date_gmt":"2018-12-30T23:46:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52477"},"modified":"2018-12-31T02:47:28","modified_gmt":"2018-12-30T23:47:28","slug":"m-weynaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-magacaabey-gudoomiyaha-j-dhexe-iyo-abaabul-dagaal-ka-jira-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/m-weynaha-jubaland-axmed-madoobe-oo-magacaabey-gudoomiyaha-j-dhexe-iyo-abaabul-dagaal-ka-jira-jubaland\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Magacaabey Gudoomiyaha J\/dhexe iyo Abaabul Dagaal Ka Jira Jubaland."},"content":{"rendered":"<div>\n<div><span style=\"font-size: large;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jubaland-abaabul-dagal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52478\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jubaland-abaabul-dagal-300x202.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"568\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jubaland-abaabul-dagal-300x202.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jubaland-abaabul-dagal.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/><\/a><\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha gobolka J\/dhexe.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Wareegtada ayaa u qornayd sidan;<br \/>\n<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/gallery\/2018\/dec\/2018123063681760583978474649050811_1283592281781670_1042482987595202560_o.jpg\" \/><br \/>\nMagacaabista Gudoomiyaha ayaa kusoo beegmeysa ayadoo gobollada Jubooyinka ay ka soconayaan abaabullo ciidan oo la doonayo in lagu xoreeyo gobolka J\/dhexe oo ay si buuxda u maamusho Al-shabaab. Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa laga dareemayaa diyaargaroow xooggan iyo abaabul ciidan oo ku aadan howlgallo uu madaxweynaha Jubbaland ku dhawaaqay oo la filayo in dhawaaan ay ka bilowdaan degmooyinka iyo deegaanada Jubbaland.<\/span><\/p>\n<\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Howlgalladan oo uu madaxweynuhu sheegay in lagu xoreyn doono gobolka J\/hoose oo ay si buuxda gacanta ugu hayaan Maleeyshiyaadka Al-shabaab, sidoo kalena la isku furi doono degmooyinka kale ee ay gacanta ku heyso Jubbaland ee ay Shabaabku hakad geliyeen isu socodkooda dhanka dhulka ah. adagtahay in safar dhulka ah la isugu socdaalo.<br \/>\n<b><br \/>\n<\/b><\/span><\/p>\n<div><b><span style=\"font-size: large;\">Ciidamo ka baxay Kismaayo oo gaaray Afmadow;<\/span><\/b><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 8 gaari oo nooca dagaalka ah oo ay saarnaayeen ciidamo hubeeysan ayaa shalay ka baxay Kismaayo, ayagoo gaaray degmada Afmadow oo qiyaastii 150 KM dhanka Galbeed kaga beegan Kismaayo, waxaana ciidamadani ay ku tageen safar dhulka ah, ayagoo maray wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow oo ay hore Maleeyshiyada Al-shabaab u gooyeen, mana jirin weerarro ay ciidamadu la kulmeen socdaalkoodii Afmadow, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Afmadow.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Halkaasi gaaray ayay saraakiishu sheegeen in ay xoojin doonaan ciidamo hore ugu sugnaa degmada Afmadow, waxaana qorshuhu yahay in howlgallada bilaaban doona ay noqdaan laba jiho oo dhanka Kismaayo iyo Afmadow ah.<br \/>\n<b><br \/>\n<\/b><\/span><\/p>\n<div><b><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubbaland oo xerooyinkooda ku booqday ciidamada<\/span><\/b><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Axmed Max\u2019ed Islaam ayaa wada kulamo xog wareeysi ah iyo kormeerro uu ku tagayo xerooyinka ciidamada, isagoo ciidamada ku amray in ay diyaargaroobaan, waxa uu sheegay in howlgallada bilaaban doona ay yihiin kuwa socon doona inta Shabaab laga xoreeynayo guud ahaan Jubbaland.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">Saaka ayuu booqday mid kamid ah xerooyinka ciidamada Nabadsugidda Jubbaland, isagoo halkaasi kula kulmay saraakiisha ciidamada iyo askarta, waxa uu askarta iyo Sarakiisha ku booriyay in ay laban laaban dadaalkooda iyo u diyaar garoowgooda howlgalada bilaaban doona ee la isugu furayo Magaalooyinka xorta ah islamarkaana Shabaab looga xoreeynayo magaalooyinka ay gacanta ku hayaan.<\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: large;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in Maleeyshiyaadka Al-shabaab aysan lahayn awood ay ku hor istaagi karaan ciidamadooda, balse loo baahanyahay ka go\u2019naasho iyo howlgallo dhab ah.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52457\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-3.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshil-300x45.gif\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52461\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52463\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha gobolka J\/dhexe. \u00a0 Wareegtada ayaa u qornayd sidan; Magacaabista Gudoomiyaha ayaa kusoo beegmeysa ayadoo gobollada Jubooyinka ay ka soconayaan abaabullo ciidan oo la doonayo in lagu xoreeyo gobolka J\/dhexe oo ay si buuxda u maamusho Al-shabaab. Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52477"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52480,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52477\/revisions\/52480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}