{"id":5247,"date":"2012-03-14T17:58:54","date_gmt":"2012-03-14T17:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5247"},"modified":"2012-03-14T17:58:54","modified_gmt":"2012-03-14T17:58:54","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-baaq-u-diray-xoghayaha-guud-ee-qm-iyo-waliba-shacabka-soomaaliyee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-baaq-u-diray-xoghayaha-guud-ee-qm-iyo-waliba-shacabka-soomaaliyee\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Baaq U Diray Xoghayaha Guud Ee QM Iyo Waliba Shacabka Soomaaliyee"},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><\/strong><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/03\/timo9021.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5249\" title=\"timo9021\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/03\/timo9021.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/03\/timo9021.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/03\/timo9021-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-family: Arial;\">Shir uu maanta yeeshey xisbiga midnimadda jamhuuriga Soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud-kuxigeenka <strong>XMJS\/USRP Md. Cali Maxamed Nuux Timajilic<\/strong> ayaa waxaa lagaga hadley xaalada iyo marxaladaha isbedelka dalka,doorka qaramada midoobey ee arrimaha soomaaliya iyo qodobo kale<\/p>\n<p>Waxaana dood iyo falanqeyn dheer kadib shirka kasoo baxey qodobadan:-<\/p>\n<p><strong>1 Xisbiga midnimadda jamhuuriga Soomaaliya XMJS\/USRP wuxuu aad iyo aad uga xun yahey dagaalada, abaaraha iyo duruufaha qalafsan ee uu darlku marayo.<\/p>\n<p>2 XMJS\/USRP wuxuu cambaareynayaa siyaasadda iyo ujeedooyinka dalalka deriska la ah Soomaaliya sida Kenya iyo Ethoipia iyadoo faragelintooda Soomaaliya ku daraya dano gaar ah oo ay kaleeyihiin Soomaaliya.<\/p>\n<p><\/strong><strong>3 XMJS\/USRP wuxuu dhaliil weyn usoo jeedinayaa shaqada hey&#8217;adaha qaramada midobey ee Soomaaliya, iyadoo dhaleeceyn weyn dusha looga tuurey ergeyga xog guud ee Q\/M ee somalia Agoustina mahiga iyadoo mahiga aad moodo in uu u dhaqmayo sidii qof u istaagey kala qeybinta iyo isku dirka dadka Soomaaliyeed qof uu xurmo u hayaana aysan Soomaalida ku jirin<\/p>\n<p>Waxaana xoghayaha guud ee Q\/M laga codsadey in si deg deg ah uu u bedelo shacabka Soomaaliyeedna waxaan ugu baaqeynaa in ay muujiyaan dareenkooda oo si nabad gelyo ah ay banaanbax isugu yimaadaan Mahiga ma kala jecla Soomaalida ee iyaga ayuu isku dilayaa ayaa qoraalka lagu soo gabangabeeyey.<\/p>\n<p><\/strong><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-family: Arial;\"><strong><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shir uu maanta yeeshey xisbiga midnimadda jamhuuriga Soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha madaxweyne darman ahna gud-kuxigeenka XMJS\/USRP Md. Cali Maxamed Nuux Timajilic ayaa waxaa lagaga hadley xaalada iyo marxaladaha isbedelka dalka,doorka qaramada midoobey ee arrimaha soomaaliya iyo qodobo kale Waxaana dood iyo falanqeyn dheer kadib shirka kasoo baxey qodobadan:- [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5247","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5247"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247\/revisions\/5251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}