{"id":52453,"date":"2018-12-30T02:04:59","date_gmt":"2018-12-29T23:04:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52453"},"modified":"2018-12-30T02:05:22","modified_gmt":"2018-12-29T23:05:22","slug":"dadka-siyaasadda-odorasa-ayaa-aad-ula-yaaban-taliye-qaybedyo-ruug-caddaa-ah-oo-xil-ka-qaadis-uu-ku-sameeyey-jen-indha-qarshe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/dadka-siyaasadda-odorasa-ayaa-aad-ula-yaaban-taliye-qaybedyo-ruug-caddaa-ah-oo-xil-ka-qaadis-uu-ku-sameeyey-jen-indha-qarshe\/","title":{"rendered":"Dadka Siyaasadda Odorasa ayaa Aad Ula Yaaban Taliye Qaybedyo Ruug Caddaa ah oo Xil ka Qaadis uu Ku Sameeyey Jen. Indha Qarshe."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"875\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw-768x432.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/jen-ibraahin-yaraw.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 875px) 100vw, 875px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhawaan ayuu Taliyaha Xogga Dalka Soomaaliya Jen. Indha Qarshe Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliye Qaybedyo Ruug Caddaa ah oo Qaarkood aan Dalka Iyo Debedda Laga Heli Karin Kuwaasoo Bud Dhid u ahaa Jiritaanka Dawladda Federalka ah ee Maanta Jirta,Taliye Qaybeedyadaas Waxaa Kamid ah Taliyihii Qaybta 60&#8217;aad Jen.Ibraahim Yaraw,oo haa Ragii Magaalada Muqdisho Lug uga Baxey Kuna Tagey Baydhabo.<\/p>\n<p>Jen. Ibraahin Yaraw Waa Ruug Cadaa aan Qibradiisa Dalka Gudihiisa iyo Debedda aan Laga Heleyn ayaa Markii Jen Indha Qarshe Markii uu Qayba 60&#8217;aad Laga Qaadey Xaley Waxey Al-shabaab Weerar Gaadma ah ku Qaadeen Saldhidh Ciidanka Xoogu ku Lahaayeen Deegaanka Goof guduud ee Duleedka Baydhabo.<\/p>\n<p>Jen. Indhaqarshe Ciidamada Xoogga In uu Tayeeyo ayaa Laga Rabee Maaheyn in uu Araxda Jabiyo,Waxaana Hubaal ah in Dagaaladii iyo Qidadihii Saraakiisha Qaybaha ee Hada Laga Qaadey Xilka aaney Keeni Doonin Horumarka Ciidanka Xoogga Dalka oo Lawada Ogyahey Guulaha ay kasoo Hooyeen Meelaha ay Joogeen.<\/p>\n<p>Tani Waa Mijo Xaabin Loogu Talagaley In La Fashiliyo Dawladda Federalka iyo awoodeeda Koreysa Ayuu Yiri\u00a0 Khabiir Ciidan oo Magaciisa Diidey In La Xigto,Isagoo Aad u Dhaliiley Sida uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalku U Wajahey Hawl Gelinta Guud ahaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Xilka Qaadista uu ku Sameeyey Saraakiil Laf Dhabar u ah Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliye Qaybaha La Filayey In ay Abaalmarin ku Muteystaan,Halgankii ay soo mareen in Laga Abaal Dhaco,Hase ahaatee Looba joogee Halka ay ku Danbeyso Awoodii Ciidankii Libaaxa Africa iyo Talada Jen. Indha Qarshe.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan ayuu Taliyaha Xogga Dalka Soomaaliya Jen. Indha Qarshe Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliye Qaybedyo Ruug Caddaa ah oo Qaarkood aan Dalka Iyo Debedda Laga Heli Karin Kuwaasoo Bud Dhid u ahaa Jiritaanka Dawladda Federalka ah ee Maanta Jirta,Taliye Qaybeedyadaas Waxaa Kamid ah Taliyihii Qaybta 60&#8217;aad Jen.Ibraahim Yaraw,oo haa Ragii Magaalada Muqdisho Lug uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52455,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52453\/revisions\/52455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}