{"id":52389,"date":"2018-12-27T00:03:54","date_gmt":"2018-12-26T21:03:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52389"},"modified":"2018-12-27T00:04:40","modified_gmt":"2018-12-26T21:04:40","slug":"wasiirka-gaashandhiga-somaliland-oo-ku-hanjabey-in-ay-talabo-ka-qaadi-doonaan-puntland-hadii-ay-joojin-weysotuur-tuurka-buu-yiri-taani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/wasiirka-gaashandhiga-somaliland-oo-ku-hanjabey-in-ay-talabo-ka-qaadi-doonaan-puntland-hadii-ay-joojin-weysotuur-tuurka-buu-yiri-taani\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo Ku Hanjabey In ay Talabo Ka Qaadi Doonaan Puntland Hadii ay Joojin weysoTuur-Tuurka Buu Yiri- Taani."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/w-gashandhig-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52390\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/w-gashandhig-slnd-300x133.jpg\" alt=\"\" width=\"877\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/w-gashandhig-slnd-300x133.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/w-gashandhig-slnd.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 877px) 100vw, 877px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Gaashaandhigaa Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Militeriga\u00a0 Somaliland\u00a0 oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa\u00a0 sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Puntland hadii ay joojin waydo tuur-tuurka\u00a0 ay ciidanka\u00a0 Somalialnd ku hayso.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Militeriga Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taanni ayaa sheegay in muddo sanad ah ciidanka jiida hore ee deegaanka Tuko-raq ay habeenkii rasaas ku soo ridaan ciidanka Puntland, isla markaana doonayso inay amniga laascaanood khalkhaliso.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHadii ay joojin waayaan tuurtuurka badan waxay nagu kalifaysa in aanu halkooda ku doonano, waxaanu diidanay in aanu khalkhal galino doorashadoodda, balse madaxweynaha Puntland wuxuu doonay in uu dagaal aanu u qaadno ka dhigto muddo korodhsi.\u201dayuu yidhi taliye Nuux Taanni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Eng:Ciise Axmed Xawar ayaa sheegay inay puntland ka baxday heshiishkii beesha caalamku ka dhex dhexaadiyey ee labada dhinac u dhexeeyey.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Waxa jira daandaansi joogto ah iyo rasas ay ciidanka ku soo ridayaan, inta ay \u00a0Laascaanood amni darada la doonayaan oo ay khalkhal galinayaan dee suuragal noqon mayso Garowe inay nabad noqoto, way garanayaan nabadu waxay tahay ha joojiyaan tuurtuurka iyo kolba dadkan la soo abaabulayo ee magaalooyinka degan amni darada ka wada\u201dayuu yidhi wasiir Xawar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, Jaamal Baaxad oo ahaa ka tirsanaa ciidanka Militariga Somaliland oo dhowaan ku biiray ciidamo ka goostay Somaliland oo saldhig ka samaystay deegaanka Qardho ee Puntland ayaa dib iskugu soo dhiibay ciidanka Somaliland, waxaanu cafis waydiistay madaxweynaha iyo taliyaha ciidanka isagoo sheegay inuu khalad uu gallay dib uga noqday oo uu dalkiisii ku soo noqday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliye Jamaal Baaxad ayaa lagu soo dhoweeyey taliska guud ee Ciidanka Militariga Somaliland ee Hargeysa, waxaanu garab fadhiyey taliyaha ciidanka iyo wasiirka Gaashaandhiga.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigaa Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Militeriga\u00a0 Somaliland\u00a0 oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa\u00a0 sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Puntland hadii ay joojin waydo tuur-tuurka\u00a0 ay ciidanka\u00a0 Somalialnd ku hayso. Taliyaha Ciidanka Militeriga Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taanni ayaa sheegay in muddo sanad ah ciidanka jiida hore ee deegaanka Tuko-raq ay habeenkii rasaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52389"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52389\/revisions\/52392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}