{"id":52365,"date":"2018-12-25T21:59:01","date_gmt":"2018-12-25T18:59:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52365"},"modified":"2018-12-25T22:01:34","modified_gmt":"2018-12-25T19:01:34","slug":"gudi-hoosaadka-golaha-wakiilada-somaliland-oo-sheegay-in-lix-wasaaradood-laga-saarey-miisaaniyada-canshuuro-kordhin-ay-soo-gudbiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/gudi-hoosaadka-golaha-wakiilada-somaliland-oo-sheegay-in-lix-wasaaradood-laga-saarey-miisaaniyada-canshuuro-kordhin-ay-soo-gudbiyeen\/","title":{"rendered":"Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland oo Sheegay In Lix Wasaaradood Laga Saarey Miisaaniyada Canshuuro Kordhin ay Soo Gudbiyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gudida-maaliyada-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52366\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gudida-maaliyada-slnd-300x196.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gudida-maaliyada-slnd-300x196.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/gudida-maaliyada-slnd.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta guddo gallay doodda miisaaniyada Qaranka, waxaana golaha ka hor akhriyey guddidda dhaqaalaha oo sheegay inay miisaaniyada ka saareen lix wasaaradood oo cashuuro ay kordhiyeen ku soo daray miisaaniyadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddida dhaqaaluhu waxay soo jeediyeen inay dabagal ku sameynayaan mashaariicdii ku jirtay sanadkii 2018-ka wixii fulay iyo wixii qabsoomi waayey, isla markaaan dalbaday in wasaaradda maaliyadu ku soo darto xisaab xidhka Miisaaniyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lixdan wasaaradood ee goluhu ka saaray tacriifadaha cusub ee ay kordhiyeen waxa kamid ah wasaaradda Deegaanka iyo miyiga, wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta jidadka, wasaarada Boosta iyo isgaadhsiinta, wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka, wasaarada Kalluumaysiga iyo xanaanada xoolaha, iyo wasaarada biyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwasaaradaha waxa ugu jirta korodhsiimo badan, wax jirta in cashuuro faro badan ay wasaarado badan soo gudbiyeen, markii aanu eegnay waxay nala noqotay qaar qayral macquul ah, kuwaas waanu ka saarnay.\u201dayuu yidhi gudoomiyaha guddi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Cumar Sanweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cashuurahan la joojiyey waxa ku jiray xarumaha warbaahinta oo lacago badan lagu kordhiyey, waxaana Telefishanka laga qaadayey sanadkii shan iy toban kun oo dollar, halka jaraaa\u2019idka iyo mareegaha internetkana sanadkii laga qaadayo toddobo kun oo dollar, taasina waxay keentay inay warbaahintu ka walaacdo, haseyeeshee goluhu wuxuu sheegay inuu ka saarayo cashuuraha cusub ee wasaaradaha qaarkood soo gudbiyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta guddo gallay doodda miisaaniyada Qaranka, waxaana golaha ka hor akhriyey guddidda dhaqaalaha oo sheegay inay miisaaniyada ka saareen lix wasaaradood oo cashuuro ay kordhiyeen ku soo daray miisaaniyadda. Sidoo kale, guddida dhaqaaluhu waxay soo jeediyeen inay dabagal ku sameynayaan mashaariicdii ku jirtay sanadkii 2018-ka wixii fulay iyo wixii qabsoomi waayey, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52365","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52365"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52368,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52365\/revisions\/52368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}