{"id":52305,"date":"2018-12-24T00:54:06","date_gmt":"2018-12-23T21:54:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52305"},"modified":"2018-12-24T00:55:27","modified_gmt":"2018-12-23T21:55:27","slug":"buug-uu-qorey-wasiirka-warfaafinta-somaliland-guri-barwaaqo-oo-golaha-guurtida-slnd-goaamiyeen-in-la-gubo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/buug-uu-qorey-wasiirka-warfaafinta-somaliland-guri-barwaaqo-oo-golaha-guurtida-slnd-goaamiyeen-in-la-gubo\/","title":{"rendered":"Buug uu Qorey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Guri Barwaaqo oo Golaha Guurtida Slnd Go&#8217;aamiyeen In La Gubo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/guurtida-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52306\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/guurtida-slnd-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"641\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/guurtida-slnd-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/guurtida-slnd.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Guurtida Somaliland ayaa go\u2019aan ka soo saaray buugii uu qoray wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo oo ay muddo dheer ka cabanayeen haweenka Somaliland inay ku jirto qaybo uu wax kaga sheegayo dumar Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Haweenka Somaliland ayaa cabashadoodda u gudbiyey shirgudoonka Guurtidda, waxaana loo magacaabay guddi ka kooban xildhibaano si ay usoo darsaan waxa ku qoran buuga ee haweenku ka biyo diideen, waxaana guddidaasi soo saareen in gabi ahaanba buugaasi Sooyaal la gubo, isla markaana aan dib dambe loo soo daabicin, dalkana laga mamnuuco.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddida loo xil saaray ka garniqidad buugan Sooyaal ee haweenku ka cawdeen waxay golaha usoo gudbiyeen in Buugaasi ka hor imanayo dhaqanka iyo nabadgalyadda dalka, isla markaana loo baahan yahay in la cidhib tiro oo la gubo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddidu waxay sheegeen in wasiirka Warfaafinta wax ka waydiiyeen buuga, isla markaana haweenka waraysteen waxyaalaha ay ka cabanayan, taasina ay keentay in buugaasi dalka laga mamnuuco.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Dec\/20181223636811258391796180guurtida.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cbishii sideedaad ee sanadkan waxa cabasho usoo gudbiyey hablo reer Somaliland ah, waxaanu shirgudoonku magacaabay toddobo xubnood, ka dib markii guddidu dhagaysatay dacwadii hablaha oo qoraal iyo afba ah, ka dib markii gudidu dhagaysatay jawaab celintii cidda buugu khuseeyey oo ah wasiirka warfaafinta Somaliland ka dib markii guddidii gaar isku noqotay, waxaanu go\u2019aan ka gaadhnay muranka mudadda dheer jirtay, waxaanu aqoonsanahay in buugaasi ku badan tahay aflagaado badan oo dhaqanka, diinta iyo nabadgalyadaba wax u dhimaya, waxaana soo saarnay in buugaasi dalka laga ururiyo oo la gubo dalkana laga mamnuuco\u201dayuu yidhi gudoomiyaha guddida Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxay guddidu go\u2019aan ka soo saartay in gabayadii hore ee reer miyigu ay reeruhu isku gabyi jireen aan buug laga samayn Karin maadaama oo uu abuuri karo caadifad iyo nabadgalyo daro.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Guurtida Somaliland ayaa go\u2019aan ka soo saaray buugii uu qoray wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo oo ay muddo dheer ka cabanayeen haweenka Somaliland inay ku jirto qaybo uu wax kaga sheegayo dumar Soomaaliyeed. Haweenka Somaliland ayaa cabashadoodda u gudbiyey shirgudoonka Guurtidda, waxaana loo magacaabay guddi ka kooban xildhibaano si ay usoo darsaan waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52306,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52308,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52305\/revisions\/52308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52306"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}