{"id":52302,"date":"2018-12-24T00:41:18","date_gmt":"2018-12-23T21:41:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52302"},"modified":"2018-12-24T00:41:18","modified_gmt":"2018-12-23T21:41:18","slug":"magaalada-xudeydiyah-ee-dalka-yemen-oo-ay-gaareen-koox-ka-socota-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/magaalada-xudeydiyah-ee-dalka-yemen-oo-ay-gaareen-koox-ka-socota-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Magaalada Xudeydiyah ee Dalka Yemen oo ay Gaareen Koox Ka Socota Qaramada Midoobey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xudeydah-yemen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52303\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xudeydah-yemen-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xudeydah-yemen-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xudeydah-yemen.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxdan qaramada midoobay ka socota ayaa waxay u kuur galayaan sida uu dekedda Xudeydiyah uga hirgalay heshiiska xabbad joojinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxdan uu hoggaaminayo General Patrick Cammaert oo uu u dhashay dalka Denmark waxay dekedda gaareen maanta iyaga oo howlahooda u kuurgelidda xabbad joojinta iyo dhinacyada magaalada ku dagaallamayay sida ay ciidamadooda magaaladda uga saareenba si rasmi ah u billaabaya Talaadada horteenna ah.<\/p>\n<p>Maalinti shalay ahayd ayuu golaha ammaanka ee qaramada midoobay ansixiyey qaraar lagu meel marinayo koox ka socota qaramada midoobay oo muddo 30 maalmood ah dekedda xudeydiyah ka howl galeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanado badan kaddib waxaa dalka Yemen laga qabaa rajadi ugu wanaagsaneyd, heshiiska dhexmaray dhinacyada ku dagallamaya Xudeydiyah ayaa waxay horraanti bishan ku guuleysteen wadahadallo nabadeed iney yeeshaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wadahadallaadaasi oo loo arkay iney mustaqbalka u horseeddo heshiis la taaban karo iney sanadka cusub gaaraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xudeydiyah waxay sanadkan ahayd meel aad u halis badan oo ay ka dhacayeen dagaallo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xudeydiyah oo ah dekad muhiim ah xulafada Sacuudiga uu hoggaaminayo iyo xoogagga daacadda u ah dowladda Yemenba dagaalkooda wuxuu ku saleysnaa sidi ay Fallaagada Xuutiyiinta uga faramaroojin lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida oo kale Dekedda xudeydiyah ayaa waxay noolashooda ku xiran tahay Malaayiin qof oo dalkaasi Yemen ku nool oo macaluul la ildaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">dhawaqa rasaasta ayaan si buuxda uga istaagin magaalada, iyada oo ay maalmo ka soo wareegtay meel marinta heshiiska xabbad joojinta balse inteeda badan waa ay deggan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida uu dhigayo heshiiska xabbad joojinta ee la gaarayna waa iney Xuutiyiinta ciidamadooda kala baxaan dekedda si ay qaramada midoobay ay gacanta ugu dhigto maamulka Dekedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddibna, ay dhammaan dhinacyada isku hayo halkaasi ay ka baxaan magaalada iyo nawaaxigeedaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dalka Yemen dagaalka ka qarxay March 2015-ka waxaa ku dhintay dad ka badan 10,000, iyada oo malaayiin qofna ay qaxeen guriyahooda dad ka badan 14 milyanna ay macaluul ba&#8217;an soo food saartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxdan qaramada midoobay ka socota ayaa waxay u kuur galayaan sida uu dekedda Xudeydiyah uga hirgalay heshiiska xabbad joojinta. Kooxdan uu hoggaaminayo General Patrick Cammaert oo uu u dhashay dalka Denmark waxay dekedda gaareen maanta iyaga oo howlahooda u kuurgelidda xabbad joojinta iyo dhinacyada magaalada ku dagaallamayay sida ay ciidamadooda magaaladda uga saareenba si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52302\/revisions\/52304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}