{"id":5227,"date":"2012-03-02T17:14:16","date_gmt":"2012-03-02T17:14:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5227"},"modified":"2012-03-02T17:17:05","modified_gmt":"2012-03-02T17:17:05","slug":"hay%e2%80%99ada-maareynta-musiibooyinka-oo-iska-fogeysay-eedeyntii-ka-soo-yeertay-kaamka-badbaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/03\/hay%e2%80%99ada-maareynta-musiibooyinka-oo-iska-fogeysay-eedeyntii-ka-soo-yeertay-kaamka-badbaado\/","title":{"rendered":"Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka Oo Iska Fogeysay Eedeyntii Ka Soo Yeertay Kaamka Badbaado"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta iska fogeysay eedeyn uga timid horjooge ka tirsan kaamka barakacyaasha Badbaado ee Degmada kaa oo sheegay in muddo saddex bilood hay\u2019adu wax raashiin ah siinin dadka kaamkaasi ku jirar.<\/p>\n<p><strong>Cali<\/strong><strong> C\/raxmaan\u00a0Axmed<\/strong> oo ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka oo maanta La HAdlay Warbaahinta ayaa\u00a0 sheegay in hadalka horjoogahaasi uu yahay mid aan waxba ka jirin<\/p>\n<p>Sidoo Kale wuxuu cadeeyay in 17kii bishii\u00a0 Janaayo ee Sanadkan ay hay\u2019adu xerada Badbaado ee magaalada Muqdisho ku qeybisay \u00a0raashiin \u00a0ayna ka faaideysteen barakacyaal tiradooda Gaareyso Ilaa Iyo 12kun oo qoys Oo Ku Dhaqan Xeradaasi.<\/p>\n<p><strong>Cali C\/raxmaan\u00a0Axmed<\/strong> ayaa\u00a0 sida uu u arko\u00a0 warbixintii Qaraamada midoobay oo Uu Ku sheegaysay in ay dhamaatay macluushii dalka Soomaaliya ka jirtay waxa uu masu\u2019uulkan ka tirsan Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka sheegay \u00a0inay warbixintaasi ku saleysneyn xaqiiqda dhabta ee \u00a0ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka ayaa maanta iska fogeysay eedeyn uga timid horjooge ka tirsan kaamka barakacyaasha Badbaado ee Degmada kaa oo sheegay in muddo saddex bilood hay\u2019adu wax raashiin ah siinin dadka kaamkaasi ku jirar. Cali C\/raxmaan\u00a0Axmed oo ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Hay\u2019ada Maareynta Musiibooyinka oo maanta La HAdlay Warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5227","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5227"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5234,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5227\/revisions\/5234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}