{"id":52242,"date":"2018-12-20T22:57:26","date_gmt":"2018-12-20T19:57:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52242"},"modified":"2018-12-20T22:58:13","modified_gmt":"2018-12-20T19:58:13","slug":"mareykanka-oo-shaaciyey-in-uu-ciidamadiisa-kala-baxayo-dalka-suuriya-iyadoo-dagaalo-baan-dalkaasi-ka-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/mareykanka-oo-shaaciyey-in-uu-ciidamadiisa-kala-baxayo-dalka-suuriya-iyadoo-dagaalo-baan-dalkaasi-ka-dhaceen\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Shaaciyey In uu Ciidamadiisa Kala Baxayo Dalka Suuriya Iyadoo Dagaalo Ba&#8217;an Dalkaasi Ka Dhaceen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/amirica.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52243\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/amirica-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"481\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/amirica-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/amirica.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.<\/p>\n<p>Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray in kooxda la baxday dowladda Islamka ee IS looga adkaaday dalka Suuriya islamarkana taasi ay ahayd sababtii ciidamada halkaasi loo geeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse qaar ka mid ah xubnaha Kongreska ee xisbiga Jamhuuriga ayaa cambaareeyay go&#8217;aankan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ka dhanka ah kooxda la baxday dowladda Islamka ee gudaha Suuriya ayaa imika soo yaraaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa ay ku sugan yihiin oo kali ah qaybo yar oo ka tirsan Koonfur bari dalkaasi Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxwayne Trump ayaa sheegay in kooxda IS looga adkaaday gudaha Suuriya islamarkana ciidamada halkaasi laga soo saari doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha Mareykanka kalama aysan cadayn tirada ciidamada Mareykanka ee laga soo saarayo halkaasi iyo waqtiga rasmiga ah, Mareykan ayaa waxaa Suuriya ka jooga 2000 oo askari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegaya in sida ugu dhaqsiha badan ciidamada haalkaasi looga soo saari doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shaacinta warkan lama filaanka ah ayaa waxaa cambaareeyay qaar ka mid ah madaxda Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marco Rubio oo ah Sanatar ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa sheegay in tallaabadani ay minjaxaabinayso dadaalada nabadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr Rubio ayaa intaa ku daray in haddii ciidamada Mareykanka laga soo saaro Suuriya ay taasi hoos u dhigayso galaangaalka Mareykanka uu ku leeyahay arrimaha Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse xubno ka mid ah saraakiisha amniga qaranka ee madaxwayne Trump ayaa su&#8217;aal galiyay go&#8217;aanka in Mareykanka uu ciidamada kala soo baxo Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto. Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan. Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray in kooxda la baxday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52242"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52244,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52242\/revisions\/52244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}