{"id":52203,"date":"2018-12-19T01:06:17","date_gmt":"2018-12-18T22:06:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52203"},"modified":"2018-12-19T01:07:44","modified_gmt":"2018-12-18T22:07:44","slug":"soomaaliya-oo-mareykanku-sheegay-in-ugu-deeqayo-adduun-lacageed-gaaraya-900-million","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/soomaaliya-oo-mareykanku-sheegay-in-ugu-deeqayo-adduun-lacageed-gaaraya-900-million\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Mareykanku Sheegay in Ugu Deeqayo Adduun Lacageed Gaaraya $900 Million."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/safir-mareykan1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52204\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/safir-mareykan1-300x141.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"414\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/safir-mareykan1-300x141.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/safir-mareykan1-340x160.jpg 340w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/safir-mareykan1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in\u00a0 Soomaaliya ay\u00a0 siin doonaan adduun\u00a0 lacageed oo gaareya $900 million oo lagu maalgelinayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in\u00a0 Soomaaliya\u00a0 ay ka caawin doonaan dhanka,\u00a0 gargaarka bani\u2019aadanimada, dhismaha hey\u2019adaha dowliga ah, waxbarashada, caafimaadka, garsoorka shaqo abuurka, horumarinta dhaqaalaha, xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">War saxaafadeedka\u00a0 ka soo\u00a0 baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu yiri;<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaalmada Mareykanka ee arrimaha bani\u2019aadanimada Soomaaliya, $420 million oo kamid ah 900 million ayaa lagu bixin doonaan arrimaha gargaarka\u00a0 Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Shaqo abuurka<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka\u00a0 ayaa sidoo kale xusay in ay u abuuri doonaan in ka badan 1,600\u00a0 oo shaqo muddo sadex sano gaar ahaan ganacsiga, tusaale ahaan waxaa ay tilmaameen in horey u abuureen 500 shaqo iyo 650 shaqo xiliyeed ah, ayagoo sheegay in shirkadda caanaha ee Irmaan ee Muqdisho ay siiyeen\u00a0 taageero maaliyadeed,oo u suurtagelisay in ay soo saaraan 3,500 Liter oo caano ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dekadda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa Mareykanku sheegey in la horumarin doono\u00a0\u00a0 si shaqooyin badan loo u abuuro.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Geedi socodka deen cafinta<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sheegeen in ay xooga saari doonaan geedi socodka deen cafinta si Soomaaliya u soo jiidato maalgashiga iyo horumarin dhaqaale.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Waxbarashada<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaalmada cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya ayaa\u00a0 meelaha lagu bixin doono waxaa kamid ah; taageeridda waxbarashada dugsiyada sare ee 160,000 oo dhalinyaro Soomaaliyeed\u00a0 iyo 20,000 oo ah carruurta dugsiyada hoose ah oo 45% gabdho yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Maamulka iyo Xasilinta dalka<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">$110 million ayuu Mareykanka ku bixin doonaa dhismaha dowlad wanaaga, xalinta khilaafaadka dib u habeynta arrimaha garsoorka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadii bishan ayaa dawladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey\u2019adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID ayaa si toos ah uga shaqo bilowday dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in\u00a0 Soomaaliya ay\u00a0 siin doonaan adduun\u00a0 lacageed oo gaareya $900 million oo lagu maalgelinayo Soomaaliya. Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in\u00a0 Soomaaliya\u00a0 ay ka caawin doonaan dhanka,\u00a0 gargaarka bani\u2019aadanimada, dhismaha hey\u2019adaha dowliga ah, waxbarashada, caafimaadka, garsoorka shaqo abuurka, horumarinta dhaqaalaha, xasiloonida iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52203","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52203\/revisions\/52205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52204"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}