{"id":52194,"date":"2018-12-18T22:43:06","date_gmt":"2018-12-18T19:43:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52194"},"modified":"2018-12-18T23:27:59","modified_gmt":"2018-12-18T20:27:59","slug":"m-weyne-ismaciil-cumar-geele-oo-sheegay-in-isbedelada-ka-socda-geeska-africa-u-baahanyihiin-taxader-iyo-hubin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/m-weyne-ismaciil-cumar-geele-oo-sheegay-in-isbedelada-ka-socda-geeska-africa-u-baahanyihiin-taxader-iyo-hubin\/","title":{"rendered":"M\/weyne Ismaciil Cumar Geele oo Sheegay In Isbedelada Ka Socda Geeska Africa U Baahanyihiin Taxader iyo Hubin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/I-C-GELLE.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52195\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/I-C-GELLE-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/I-C-GELLE-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/I-C-GELLE.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Isbadalka ka socda Geeska Africa loo baahan yahay marka hore in si taxadir leh leysaga eego wixii dan iyo dibin-daabyo ah ee ku jira.<\/p>\n<p>Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadalka ka sheegay xiritaankii madal ay isku arkeen Aqoonyahanno ka kala socda deegaannada looga hadlo Afka Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay Machadka HERITAGE.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Isbadalka haatan socda iyo kuwa soo socdaaba waxaa loo baahan yahay in la iska fiiriyo la iskana hubiyo wixii dan ah iyo dibindaabyo ee ku jira, Waayo, Waan baahanahay Bahalo looma cuno.ayuu yiri Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kalmadan uu isticmaalay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa noqotay hadal heynta madasha, iyadoo aqoonyahannada qaarkood sheegeen in madaxweynuhu ula jeeday in Soomaaliya looga baahan yahay in ay iska eegto wixii dan ah ee ugu jira Isbadallada socda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Dec\/20181218636807069172454302shirka2.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa sheegay in marka laga hadlayo danaha wadamada Geeska uu jiro Urur u xilsaaran oo ah Urur gobolleedka IGAD kaasoo guta ayuu yiri xilka Iskaashiga Gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTusaale ahaan Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya waxay qaadeen talaabooyin ku dayasho mudan, kuwaasoo ku saabsan dhanka is-dhex-galka wadamada gobolka,\u201dayuu yiri hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Geelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madasha waxaa dhinaca dowladda Soomaaliya uga qeybgalay ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Mahdi Maxamed Guulleed Khadar, Wasiiro iyo Xildhibaanno, sidoo kale waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno, dad magac-ku dhax leh bulshada iyo siyaasiyiin hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha Hay\u2019adda HERITAGE Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ay hay\u2019addiisu soo agaasintay Shirkaasi ayaa sheegay in ay muhiimaddu aheyd in Soomaalida la aruuriyo, isbedelkana lagu galo Indho furnaan iyo in loo dad badsado, waxaa kaloo uu xusay in la isku afgartay in la bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo lala wadaagayo Madaxda Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2018\/Dec\/20181218636807069824951859shirka3.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Tan iyo wixii ka danbeeyay heshiiskii dowladdaha Itoobiya iyo Eritrea gobolka Geeska Africa waxaa ka curatay dabeyl-siyaasadeed oo laakiin siyaabo kala duwan loo fasiray, iyadoo dowladda Jabuuti u muuqato wali mid aan ku dhax-milmin isku soo dhawaashiyaha dowladdaha, Itoobiya Eritrea iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Isbadalka ka socda Geeska Africa loo baahan yahay marka hore in si taxadir leh leysaga eego wixii dan iyo dibin-daabyo ah ee ku jira. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadalka ka sheegay xiritaankii madal ay isku arkeen Aqoonyahanno ka kala socda deegaannada looga hadlo Afka Soomaaliya oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52196,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52194\/revisions\/52196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}