{"id":52188,"date":"2018-12-18T20:13:35","date_gmt":"2018-12-18T17:13:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52188"},"modified":"2018-12-18T20:13:35","modified_gmt":"2018-12-18T17:13:35","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-kulankii-r-wasaaraha-iyo-gudoomiyaha-barlamaanka-federaka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-kulankii-r-wasaaraha-iyo-gudoomiyaha-barlamaanka-federaka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxaya Kulankii R\/wasaaraha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Federaka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/kulan-rw-iyo-gud.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52189\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/kulan-rw-iyo-gud-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/kulan-rw-iyo-gud-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/kulan-rw-iyo-gud.jpg 510w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta ayaa looga wada hadlay xalinta khilaafka ka abuurmay mooshinka xil ka qaadista ah ee xubno ka tirsan Golaha Shacabka ka keeneen madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Cabdi Cali Xassan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo kulanka labada mas\u2019uul uga waramay VOA ayaa sheegay in uu ku soo dhamaaday is afgarad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in kulanka uu ahaa mid horeyba loo sii diyaariyay oo ay ka soo shaqeeyeen guddi ka tirsan Golaha Shacabka oo isku xil saaray dhameynta khilaafka Golaha Shacabka iyo madaxtooyada, isaga oo intaa ku daray in horey ay isku soo arkeen guddigan iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Ra\u2019iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka waxey ka wada hadleen sidii Baarlamaanka iyo xukuumadda ay u wada shaqeyn lahaayeen, caqabadaha taaganna is afgarad iyo wada hadal loogu dhameyn lahaa\u2019\u2019 rajo fiicanna waxaan ka qabnaa in arrimaha oo dhan is afgarad ku dhamaan doonaan\u2019\u2019 ayuu yiri xildhibaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Cabdi Cali ayaa meesha ka saaray in ay jiraan xildhibaanno kala qeybsan marka laga soot ago sida uu hadalka u dhigay in rayiga lagu kala duwan yahay oo kaliya\u2019\u2019 Xildhibaanno Labo garan kala noqday ma jiraan, kaliya ra\u2019yiga ayaa lagu kala duwan yahay\u2019\u2019 ee waxa qeybsamay waa guddoonkii Golaha Shacabka, taasoo keentay kulamadii Golaha ay furmi waayaan\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">In Ra\u2019iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka ku kulmaan xarunta Wasaarradda Waxbarashada ayaa ah calaamad\u00a0 muujineysa in wali aan xal waara laga gaarin khilaafka taagan, horeyna waxaa u jirtay in gudoomiyaha Golaha Shacabku uu ka soo guuray hoygii uu ka degenaa madaxtooyada Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay xukuumadda in ay cadaadis dhinaca dhaqdhaqaaqa ah saartay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada isku xil saaray xal u helida khilaafka Golaha Shacabka iyo madaxtooyadda ayaa rajo badan ka qaba in ugu danbeyntii lagu guuleysto dibna loo furo kulamadii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta ayaa looga wada hadlay xalinta khilaafka ka abuurmay mooshinka xil ka qaadista ah ee xubno ka tirsan Golaha Shacabka ka keeneen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52190,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52188\/revisions\/52190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}