{"id":52131,"date":"2018-12-15T20:59:53","date_gmt":"2018-12-15T17:59:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52131"},"modified":"2018-12-15T21:04:21","modified_gmt":"2018-12-15T18:04:21","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-maanta-qabtey-shir-jaraaid-dhinacyo-badan-taabanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-maanta-qabtey-shir-jaraaid-dhinacyo-badan-taabanaya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta Qabtey Shir Jaraa&#8217;id Dhinacyo Badan Taabanaya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gud-siideyn-robaw.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52132\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gud-siideyn-robaw-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gud-siideyn-robaw-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gud-siideyn-robaw.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay\u00a0 xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Baydbabo in ay is dajiyaan dib-na loo soo celiyo xasiloonidii iyo kala danbeyntii deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dastuurka uu qaba in muwaadin \u00a0kasta xaq u leeyahay in uu wax dooran karo, lana dooran karo, muwaadinka \u00a0Mukhtaar Roobow-na uu buuxiyey shuruudaha looga baahan yahay \u00a0murashaxnimadiisa sida ay cadeeyeen guddiga oo guddoonsiiyey shahaado cadeyneysa inuu u tartami karo doorashada Koonfur Galbeed, isla \u00a0dastuurka waxaa uu sheegay in aan qof la xiri karin xarig aan sharciga \u00a0waafaqsaneen, awoodda dowladana aan marna loo isticmaali karin meel ka \u00a0dhac dhan ka ah karaamada iyo Xuquuqda Aadanaha, isaga oo nasiib darro \u00a0ku tilmaamay in dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti uu dhasho qabashadii \u00a0Mukhtaar Roobow, oo sida uu sheegay loo soo xiray si baal-marsan \u00a0sharciga, maadaama aan amar maxkamadeed lagu soo qaban.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Dowladda waa in ay deg deg xoryadiisa ugu soo celisaa Mukhtaar Rooboow loona ogolaadaa in uu ka qeybgalo doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed&#8221; ayuu yiri guddoomiye Mursal oo dhinaca kale ku baaqay in dib loo dhigo doorashada ilaa laga helayo jawi xasiloon oo lagu qaban karo doorasho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya in ay sharciga u hoggaansanto, waxaana uu wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaannada Golaha Shacabka loo diiday \u00a0xoriyadooda iyo ay u soo gudbaan sida uu hadalka u dhigay hoygga uu ka degan yahay magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Waa wax laga xumaado in xildhibaannada laga hor istaago in ay u soo gudbaan hoyga aan degannahay, sababta aan markii horeba uga soo guuray xarunta madaxtooyada waxey aheyd in xildhibaannada loo diiday in ay ii soo gudbaan, \u00a0xildhibaannadu waa ay ka madax-bannaan yihiin golaha fulinta ayuu yiri&#8221; guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday arinta mooshinka ayuu sheegay in xildhibaannada Golaha Shacabka xaq u leeyihiin in ay soo gudbiyaan mooshin, isaga oo sheegay in 92 xildhibaan u soo gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya lana waafajin doono dastuurka iyo xeer hoosaadka Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay inuu dib ugu laaban doono \u00a0xarunta Villa Hargeysa oo ku taal xeyndaabka Madaxtooyada, oo ah ah \u00a0xarunta Guddoonka Baarlamaanka, halkaasna ay ku shaqeyn doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Ugu danbeyntii guddoomiyaha ayaa ku baaqay :<\/strong><\/p>\n<div align=\"justify\">\n<ul>\n<li>In shacabka reer Koonfur Galbeed ay is dejiyaan, nabadda adkeeyaan, sharcigana dhowraan.<\/li>\n<li>In Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha inta lagahelayo jawi xasiloon oo ku haboon qabashada doorasho xor iyo xalaal ah.<\/li>\n<li>In ku simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka shaqeeyo dejinta iyo qancinta shacabka iyo dib u soo celinta kala danbeyntii.<\/li>\n<li>In odayaasha dhaqanka ay muujiyaan kaalinta dhaqan ee ay ku leeyihiin nabbada iyo wadajirka guud ahaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaana Shacabka Koonfur Galbeed.<\/li>\n<li>In musharaxa xiran xorayadiisa dib loogu soo celiyo sida ugu dhakhsaha badan loona ogolaado in uu degaankiisii ugu laabto si nabad ah.<\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52108\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52109\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay\u00a0 xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha. Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Baydbabo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52131\/revisions\/52133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}