{"id":52113,"date":"2018-12-14T20:08:09","date_gmt":"2018-12-14T17:08:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52113"},"modified":"2018-12-14T20:18:03","modified_gmt":"2018-12-14T17:18:03","slug":"aqalka-sare-ee-soomaaliya-oo-gudi-u-magacaabey-xalinta-khilaafaadka-soo-kala-dhex-galey-hayadaha-dastuuriga-ah-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/aqalka-sare-ee-soomaaliya-oo-gudi-u-magacaabey-xalinta-khilaafaadka-soo-kala-dhex-galey-hayadaha-dastuuriga-ah-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Gudi U Magacaabey Xalinta Khilaafaadka Soo Kala Dhex galey Hay&#8217;adaha Dastuuriga ah ee Dalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/cabdi-xaashi1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/cabdi-xaashi1-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"856\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/cabdi-xaashi1-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/cabdi-xaashi1.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 856px) 100vw, 856px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xalliya khilaafka hey\u2019adaha fulinta iyo Golaha Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xog-hayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cali Maxamed Jaamac ,ayaa Warbaahinta Qaranka uga warramay Guddigaas lamagacaabay iyo Shaqooyinka uu qabanayo, wuxuuna Xubnaha Guddigan kula dardaarmay in ay la yimaaddaan isku-duubni, dhex-dhexaadnimo wax ku ool ah iyo inay u howl-galaan caddaalad.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGuddoomiyaha Aqalka Sare Waxaan xubnaha Guddigan kula dardaarmayaa isku duubni, dhexdhexaadnimo wax ku ool ah iyo inay u howl galaan si aan dhinac raac laheyn caaddaaladna ku shaqeeyaan\u201d sidaas waxaa sheegay Xogayaha Aqalka Sare, Cali Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha Guddigan uu ka kooban yahay ayaa kala ah Sanater, Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juurinle,Gudoomiye, Cabdi kaafi Macallin Xassan , xubin, Cabdi Axmed Dhuxulow, Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex, Cabdullaahi Cabdi Garoon ,Yuusuf Geelle Ugaas ,iyo Sanater Cabdirisaaq Axmed Cali.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52104\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-2.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52105\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill-300x45.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/dahabshill.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52106\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-52114\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xalliya khilaafka hey\u2019adaha fulinta iyo Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Xog-hayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cali Maxamed Jaamac ,ayaa Warbaahinta Qaranka uga warramay Guddigaas lamagacaabay iyo Shaqooyinka uu qabanayo, wuxuuna Xubnaha Guddigan kula dardaarmay in ay la yimaaddaan isku-duubni, dhex-dhexaadnimo wax ku ool ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52113"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52113\/revisions\/52117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}