{"id":52083,"date":"2018-12-13T21:33:37","date_gmt":"2018-12-13T18:33:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52083"},"modified":"2018-12-13T21:35:08","modified_gmt":"2018-12-13T18:35:08","slug":"qabashada-muqtaar-roobaw-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-maxamed-mursal-sh-c-raxmaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/qabashada-muqtaar-roobaw-oo-uu-ka-hadley-gudoomiyaha-barlamaanka-federalka-soomaaliya-maxamed-mursal-sh-c-raxmaan\/","title":{"rendered":"Qabashada Muqtaar Roobaw oo uu Ka Hadley Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh C\/raxmaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gudbarl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52084\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gudbarl-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"473\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gudbarl-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/mursal-gudbarl.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo aan codkiisa la maqal tan iyo intii ay soo ifbaxday xiisada siyaasadeed ka dhalatay mooshinka ayaa ku baaqay in la dajiyo xaalada magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha magaalada Baydhabo in ay ka fogaadaan wax kasta oo colaad horseedi kara, isaga oo ka digayy dagaal kale oo ka dhaca magaalada, leys kuna dayo in wax walba loo maro hab nabadeed iyo wada hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa ugu baaqayaa odayaasha iyo waxgaradka magaalada Baydhabo in ay xaalada dajiyaan, laga fogaado dagaal dhaca iyo dhiig danbe oo daadda, wixii maanta ka dhacay magaalada iyo qabashada Mukhtaar Rooboow waxaa lagala xisaabtamayaa ciddii arintaa ka danbeysay\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca mar uu soo hadal qaaday arinta mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliy Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo kala qeybsanaanta Baarlamaanka ayuu sheegay in wax walba lagu xalin doono Golaha dhaxdiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaan is leeyhay waa dad doonaya in ay dhamaantood wax hagaajiyaan, ee ma\u2019aha dad doonaya in ay wax qasaan, sidaa daraadeed wixii xal u baahan oo la xalin karo guud ahaan wey ka siman yihiin, marnaba uma arkayo in arin shaqo ku saabsan la siyaasadeeyo, waxaan leeyahay wax aan la xalin karin ma\u2019aha\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar la weydiiyay in uu ka soo guuray xaruntii madaxtooyada oo uu deganaa iyo waxa ka jira in halkaa lagu go\u2019doomiyay ayuu ku gaabsaday \u2018\u2019 Arrimahaasi waqtiggooda waa la soo dhaafay.. wax dhib ah oo hadda I hayaa ma jiro\u2019\u2019<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu meesha ka saaray in marnaba madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha ka wada hadleen xiisada siyaasadeed ee taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo aan codkiisa la maqal tan iyo intii ay soo ifbaxday xiisada siyaasadeed ka dhalatay mooshinka ayaa ku baaqay in la dajiyo xaalada magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha magaalada Baydhabo in ay ka fogaadaan wax kasta oo colaad horseedi kara, isaga oo ka digayy [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52083\/revisions\/52086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}