{"id":52045,"date":"2018-12-11T20:27:28","date_gmt":"2018-12-11T17:27:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=52045"},"modified":"2018-12-11T20:33:48","modified_gmt":"2018-12-11T17:33:48","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqey-guluf-colaadeed-iyo-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2018\/12\/taliyaha-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-oo-ku-dhawaaqey-guluf-colaadeed-iyo-dagaal-ka-dhan-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Ku Dhawaaqey Guluf Colaadeed iyo Dagaal Ka Dhan ah Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/indha-qarshe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52046\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/indha-qarshe-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"507\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/indha-qarshe-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/indha-qarshe.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kormeer ku tagay Saldhigga ciidanka kumaandooska Danab oo ku yaalla\u00a0 Degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabellada Hoose, awuxuunala yeeshay kulumo is xog wareeysi oo ku aadan sida ay u socdaan howlgalada qorsheysan.<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa ah kuwa fuliya weerarada gaarka ah ee Al-shabaab lagu Bartilmaameedsado, wuxuuna xusay Taliyaha in ciidamada danab ay yihiin indhaha ciidamada qalabka.<\/p>\n<p>Indha-qarshe ayaa xusay sida ay ka go&#8217;an tahay in dalka laga xoreeyo kooxaha hubeysan ee dagaalka kala soo hor jeeda dowladda, isagoo tilmaamay in qorshaha taliska ciidanka Xoogga dalka uu yahay in la balaariyo ciidamada kumaandooska Soomaaliya si ay usoo afjaraan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa faray Ciidamadan in ay aad isugu diyaariyan howlag xiliga uu bilaabanayo aanu shaacin kaas oo ka dhan ah waxa uu ugu yeeray Nabad diidka.<\/p>\n<p>Maalin ka hor ayay aheyd markii Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka isaga oo ku sugan xarunta Wasaaradda difaaca uu warbaahinta u sheegay in xubin dambe oo ka tirsan Al-shabaab ee lagu qabta dagaal aan la geyn doonin xabsi balse la toogan doono.<\/p>\n<p>Hadalkaasi ayaa ka dhashay markii maalin qura la qarax lagu wada dilay saraakiishii hogaamineysay Guutada 12-ka April ee Ciidanka XDS, Taliyihii Guutada Jan, Cumar Aaden Dhubbad (Cumar dheere) iyo abaan duulihii Guutadaasi Jen, Cabdi Cali Jammaame.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51930\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-e1543852558659.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51661\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dahabshill-3-300x45.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"45\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51662\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Xayeysii-Warsom-2.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51669\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51663\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/salaam-1-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-51664\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/som-tell-1.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51665\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kormeer ku tagay Saldhigga ciidanka kumaandooska Danab oo ku yaalla\u00a0 Degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabellada Hoose, awuxuunala yeeshay kulumo is xog wareeysi oo ku aadan sida ay u socdaan howlgalada qorsheysan. Ciidankan ayaa ah kuwa fuliya weerarada gaarka ah ee Al-shabaab lagu Bartilmaameedsado, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":52046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-52045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=52045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52047,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/52045\/revisions\/52047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/52046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=52045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=52045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=52045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}